Wararka

Maxkamadda ciidanka qalabka sida oo xukuno ku riday eedeysanayaal

0 Visits: 1510 | Tuesday April 28, 2015 - 15:36:35
Xukunadan maanta ay riday maxkamadda ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa ay ka dambeysay markii eedeysaniyaal loo heystay dambiyo kala duwan kuwaas oo xeer ilaalinta maxkamadda ay horkeentay maxkamadda.

Read More »

Madaxweynaha oo sheegay in la xakameyn doono hubka dowladdu leedahay.

0 Visits: 1413 | Tuesday April 28, 2015 - 15:24:43
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaal badan ku bixinayso sidii loo xaqiijin lahaa in la helo ciidan qaran oo ay ku jiraandhammaan dadka Soomaaliyeed, iyadoo sidoo kale la xakameyn doono hubka dowladdu ay leedahay.

Read More »

Wasiirka Gaashaandhiga oo dalka Kenya uga qeyb galaya Shir looga hadlayo Iskaashiga Amniga

0 Visits: 2070 | Tuesday April 28, 2015 - 15:15:19
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo wafdi uu hoggaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Kenya, halkaasoo uga qayb gali doono shir looga hadlayo Amniga

Read More »

Maamulka Shirkadda FAVORI oo faah faahin ka bixiyay horumarka garoonka Aadan Cadde

0 Visits: 1352 | Tuesday April 28, 2015 - 07:58:02
Maareeyaha dhanka amniga ee shirkadda FAVORI Hakan Aydin oo maanta Warbaahinta kula hadlay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde ayaa tilmaamay in terminalka cusub ee garoonka uu u sameysanyahay si la mid ah kuwa caalamka, isla markaana uu hoolwaliba leeyahay masjid ay dadka ku tukadaan,…

Read More »

Xarun cusub oo ciidanka cirka leeyahay oo la dhagax dhigay

0 Visits: 1442 | Monday April 27, 2015 - 13:48:49
Iyadoo dagaaladii mudo 24 ka sanno ah dalkeena la dagay ay sababeen burburka xarumihii qaranku lahaa oo ay ka mid yihiin xarumihii ciidanka dhawaanahaana ay socdeen dadaalada dowladda Soomaaliya ay ugu jirto dhismaha ciidamada qalabka sida qaybahooda kala duwan ayaa waxaa manta taliyaha Ciidanka cirka…

Read More »

Ciidamada xooga dalka oo howl gallo ka sameyay Magalada muqdisho.

0 Visits: 1378 | Monday April 27, 2015 - 13:41:40
Ciidamada xooga Dalka ayaa Gacanta kusoo dhigay Dhagar qabayaal la tuhmayo in ay falal amni daro maleeyageen oo ay ka wadeen magaalada Muqdisho, Dhagar qabayasha ka tirsan Maleeshiyaadka Haraadiga ah ee Alshabaab UGUS.

Read More »

Horjooge ka tirsan UGUS oo ay ciidamada xooga dalka ku qaarjiyeen G/galgaduud.

0 Visits: 1529 | Monday April 27, 2015 - 13:36:24
Howlgalo saakay aroortii ay sameeyeen ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed ee Gobolka Galgaduud Gaar ahaan Degmada Ceel buur ay ku qaarjiyeen Horjooge ka tirsan Ururka Gumaadka Umadda Soomaaliyeed (UGUS)

Read More »

Madaxweynaha oo soo dhoweeyay dhismaha Baarlamaanka Maamulka KMG ah ee Jubba

0 Visits: 2122 | Monday April 27, 2015 - 13:25:27
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay dhismaha baarlamanka maamulka ku meel gaarka ee Jubba oo dhowaan looga dhawaaqey magaalada Kismaayo.

Read More »

Madaxweynaha oo Kal fadhigii 6-aad ee Gollaha Barlamaanka furayo goordhow.

0 Visits: 1480 | Monday April 27, 2015 - 10:00:34
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in maanta uu si rasmi ah u furo kaldhiga lixaad ee baarlamaanka, iyadoo mudanayaasha baarlamaanka ay horyaalaan ajandayaal muhiim u ah hiigsiga sanadka 2016-ka.

Read More »

Ciidamada Xooga Dalka oo wax wayn ka badalay aminiga G/Hiiraan

0 Visits: 1474 | Monday April 27, 2015 - 09:51:34
Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan ayaa sheegay in amniga gobalka uu yahay mid wanagaasan, tasoo ka dambeysay wada shaqeynta ka dhaxeysa shacabka, ciidamada Xooga Dalka, amniga iyo kwua AMISOM ee gobalkaasi ku sugan.

Read More »

XOOGGA DALKA, XOOGGA DALKA XAMDIGAA LEH

0 Visits: 2187 | Sunday April 26, 2015 - 18:29:28
"HOWLGALKA BADWEYNTA HINDIYA" Ummadda Soomaliyeed, muddo hadda ku dhow rubac qarni ayey ku soo jirtay burbur, karaamo darro, bahdil, waxayna safka hore ka gashay aadanaha aan magacooda adduunweynuhu wax wanaagsan u nisbeyn.

Read More »

Ciidamada Xooga Dalka oo sanadka 2016 Amaanka Dalka Si rasmi ah ulla wareegayaan.(FAAHFAAHIN)

0 Visits: 1321 | Sunday April 26, 2015 - 13:45:39
Abaanduulaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya Cabdirisaaq Khaliif Cilmi ayaa sheegay in ay soo dhawaatay waqtigii ay Ciidamada Soomaaliya la wareegi lahaayeen amaanka Dalka sanadka 2016-ka.

Read More »

Wasiirka Howlaha Guud "Waxaan dib u howlgelin doonaa hay'addii Sahminta, Cabirka iyo Diiwaan gelinta Dhulka"

0 Visits: 1271 | Sunday April 26, 2015 - 08:33:29
Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Inj. Saalax Sheekh Cismaan iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar shaqo oo 4 cisho ku joogay dalka Turkiga ayaa Maanta dalka dib ugu laabtay.

Read More »

Wasaarada amniga oo ka digtay weeraro ku soo wajahan iskuulo, masaajido iyo goobaha bulshadu ku kulanto

0 Visits: 1216 | Sunday April 26, 2015 - 08:28:56
Afhayeenka wasaarada amniga Gudaha Soomaaliya Maxamed Yuusuf Cismaan oo maanta Shir jiraa'id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Xarakada Al-Shabaab ay qorsheynayso Weeraro ay ku qaadaan xaruumo Muhiim ah oo ku yaala Magaalada Muqdisho.

Read More »

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida oo Xukuno dil iyo Xabsi ah ku riday rag katirsan UGUS.

0 Visits: 1435 | Saturday April 25, 2015 - 16:13:12
Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida Dowlada Soomaaliya ayaa maanta xukuno isugu jira dil iyo xarig waxa ay ku riday rag la sheegay in ay katirsan yihiin Dagaalamayasaha Xarakada Al-Shabaab

Read More »

Madaxweynaha oo dalka dib ugu soo laabtay

0 Visits: 1566 | Saturday April 25, 2015 - 14:30:49
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaamminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii socdaal shaqo uu ku tagay dalalka Jordun iyo Turkiga.

Read More »

Taliska ciidanka Xoogga dalka oo qeybo cusub u magcaabay saraakiil dhowaan la dalacsiiyey

0 Visits: 1322 | Saturday April 25, 2015 - 14:13:33
Saraakiishaan oo qaadatay tababarka layli sarkaal oo dhawaan loo soo gabagabeeyay ayaa maanta munaasabad lagu qabtay xerada Ciidamada xooga dalka ee Jasiira waxaa looga dhawaaqay in loo kala badalay qaybo ka mid ah Ciidanka waxaana ka qayb galay wasiir ku xigeenka wasaaradda Gaashaandhiga Cabdalle Xuseen…

Read More »

Raysal Wasaare cumar C/rashiid oo rajo ka muujiyay in dib loo furayo Xawaaladaha Dowlada Kenya xayirtay.

0 Visits: 1217 | Saturday April 25, 2015 - 08:26:18
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmarke ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay in Kenya uu kala hadlay sidii dib loogu furi lahaa shirkadaha Xawaaladaha oo dad badan oo Soomaali ah ay ku tiirsan yihiin kuwaas oo dowladda Kenya ay rukhsadaha kala laabatay weerarkii…

Read More »

Wasiirka Howlaha guud oo ka qeybgalay shir Caalami ah oo Istanbul lagu qabtay

0 Visits: 1453 | Saturday April 25, 2015 - 08:05:38
Wasiirka wasaarada howlaha guud iyo dib u dhiska mudane Eng Saalax Sheekh Cismaan ayaa ka qeybgaley shir caalami ah shirkan ayaa waxa aloo ga hadleyey diiwaan gelinta, cabirka iyo sahaminta dhulka,wuxuuna ka dhacay shirka magaalada Istanbul ee wadanka Turkiga.

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo shacabka Turkiga kala qeybgalay xus qarameed ka dhacay Istambuul

0 Visits: 1512 | Friday April 24, 2015 - 13:28:01
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalkaee Soomaaliya , Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Istanbul, madaxda caalamka qaarkood kala qeybgaley xuska sannadguuradii 100-aad ee ka soo wareegtey dagaalkii Turkiga, waagii Boqortooyada Cusmaaniyiinta uu la galey quwadihii kasoo horjeeday dagaalkii…

Read More »