Wararka

Madaxweynaha JFS oo hambalyo ku aadan xuska 15-ka May u diray shacbiga Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Dhallinyarada Soomaaliyeed u diray farriin ku saabsan sannad-guurada 77-aad ee aas-aaskii Ururka (SYL) ee horseeday xornimada dalka ayaa dul istaagay tilmaamaha furaha u ah guusha ay gaarsiiyeen dalka 13-kii dhallinyaro ee baalka dahab ah ka galay taariikhda.
Read More →

Maqaallo

Taariikhda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed''Aqriso''

12-ka April 1960-kii waa xilligii la aas aasay ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, kaa soo lagu Aasaasay ciidan ka kooban 8 horrimood, oo lagu magcaabi jiray waqtigaa Cali Boobaaye, ciidankaasi ayaa tiradiisu ahayd 2000 oo Askari, oo laga kala qoray 6 gobol oo ka tirsan gobollada koonfureed ee Gumeystihii Talyaaniga gumeysanjiray, Degmo kasta waxaa laga soo xulay 50 Askari, oo tababarka, ama kuruudku ciidanka ku qaatay Xerada Bootiko, oo markii dambe loo bixiyay Dugsiga Tababarka Ciidamada ee Xalane.
Read More →