Ciidamada Xooga Dalka oo sanadka 2016 Amaanka Dalka Si rasmi ah ulla wareegayaan.(FAAHFAAHIN)

0
Sunday April 26, 2015 - 13:45:39 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1311
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Xooga Dalka oo sanadka 2016 Amaanka Dalka Si rasmi ah ulla wareegayaan.(FAAHFAAHIN)

    Abaanduulaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya Cabdirisaaq Khaliif Cilmi ayaa sheegay in ay soo dhawaatay waqtigii ay Ciidamada Soomaaliya la wareegi lahaayeen amaanka Dalka sanadka 2016-ka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abaanduulaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya Cabdirisaaq Khaliif Cilmi ayaa sheegay in ay soo dhawaatay waqtigii ay Ciidamada Soomaaliya la wareegi lahaayeen amaanka Dalka sanadka 2016-ka.

Abaanduulaha ayaa sheegay in Ciidamada laga doonayo in ay ka shaqeeyaan sidii dalka si daacad ah ay ugu shaqeyn lahaayeen si mustaqbalkooda dambe ay u dhistaan.

"Waxaan Qorsheyneynaa in Ciidamada Soomaaliya ay hantaan Amaanka Soomaaliya oo laga Maarmo Ciidamada AMISOM ee Nacaawiya,waxaa laga doonayaa Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya in ay noqdaan kuwo ku filan Amaanka Dalkooda Sanadka 2016-ka”ayuu yiri C/risaaq.

Dalka Soomaaliya ayaa waxaa jooga Ciidamo ka socda Dalalka Afrikaanka ah kuwaas oo lagu qiyaaso tiradooda 24-kun oo Askari.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip