Ciidamada xooga dalka oo howl gallo ka sameyay Magalada muqdisho.
Ciidamada xooga Dalka ayaa Gacanta kusoo dhigay Dhagar qabayaal la tuhmayo in ay falal amni daro maleeyageen oo ay ka wadeen magaalada Muqdisho, Dhagar qabayasha ka tirsan Maleeshiyaadka Haraadiga ah ee Alshabaab UGUS.
Waxaa lagu wadaa in Saxaafada loo soo bandhigo saacadaha soo socdo, waxaana ku socota baaritaano ay Ciidamada Su aallo ku waydiinayaan.
Waxaa si isdaba joog usocda waayahan Howlgallo amaanka lagu sugayo taasoo lagu baadi goobayo maleeshiyaadka Haraadiga ah ee gabalkoodda sii dhacayo UGUS.