Maxkamadda ciidanka qalabka sida oo xukuno ku riday eedeysanayaal

0
Tuesday April 28, 2015 - 15:36:35 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1517
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamadda ciidanka qalabka sida oo xukuno ku riday eedeysanayaal

    Xukunadan maanta ay riday maxkamadda ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa ay ka dambeysay markii eedeysaniyaal loo heystay dambiyo kala duwan kuwaas oo xeer ilaalinta maxkamadda ay horkeentay maxkamadda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukunadan maanta ay riday maxkamadda ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa ay ka dambeysay markii eedeysaniyaal loo heystay dambiyo kala duwan kuwaas oo xeer ilaalinta maxkamadda ay horkeentay maxkamadda.

Eedeysaniyaasha maanta la xukumay ayaa waxaa ku jiray nin loo heystay in uu kamid ahaa kooxda nabad diidka ah ee UGUS inkastoo garsooraha xukunka ku dhawaaqay uu amray in xabsiga laga sii daayo markii sida uu sheegay wax dambi ah lagu waayay, Gaashaanle dhexe Xasan C/raxmaan Aadan oo ah kaaliyaha maxkamadda ciidanka qalabka sida ayaa ku dhawaaqay xukunada maanta.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip