Taliyaha ciidanka dhulka ee XDS oo kormeeray taliska guutada 17-aad ee ciidanka Gorgor

0
Saturday May 04, 2024 - 18:38:14 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 55
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha ciidanka dhulka ee XDS oo kormeeray taliska guutada 17-aad ee ciidanka Gorgor

    Si sare loogu qaado la dareen noqoshada geesiyaasha xoogga dalka iyo dhiiri gelinta ciidanka sida naf hurnimada leh dagaalka ugula jira Khawaarijta ayuu taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Dayax Cabdi Cabdulle kormeeray taliska guu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Si sare loogu qaado la dareen noqoshada geesiyaasha xoogga dalka iyo dhiiri gelinta ciidanka sida naf hurnimada leh dagaalka ugula jira Khawaarijta ayuu taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Dayax Cabdi Cabdulle kormeeray taliska guutada 17-aad ee kumaandooska gor gor.

Taliyaha ayaa la kulmay saraakiisha hoggaannada kala duwan, isagoo xusay muhiimada gudashada waajibaadka dhameystirka iyo dhiig bixinta khawaarijta caadaysatay dhibaataynta shacabka Soomaaliyeed.

Taliyaha ciidanka dhulka ayaa geesiyaasha xoogga dalka Soomaaliyeed ku amaanay sida qabka iyo kartida leh ee ay u gudanayaan waajibaadkooda Qaran.

Taliyaha ayaa kula dar daarmay geesiyaasha gor gor inay laba laabaan howlgalka sifeynta Khawaarijta.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip