Saraakiil ka tirsan Booliska Turkiga oo soo gaaray Muqdisho

0
Tuesday April 16, 2024 - 17:49:15 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 54
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saraakiil ka tirsan Booliska Turkiga oo soo gaaray Muqdisho

    Taliye Xigeenka Boliiska S/Guuto Zakiya Xuseen Axmed ayaa airportka Aden Cadde ee Magalada Muqdisho ku soo dhaweeysay Madaxa Xiriirka arrimaha dibedda ee Ciidanka Boliiska Turkiga Mudane, Gökhan DEMIRTILA iyo Ku Xigeenkiisa Mudane Turgay OLGUN,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliye Xigeenka Boliiska S/Guuto Zakiya Xuseen Axmed ayaa airportka Aden Cadde ee Magalada Muqdisho ku soo dhaweeysay Madaxa Xiriirka arrimaha dibedda ee Ciidanka Boliiska Turkiga Mudane, Gökhan DEMIRTILA iyo Ku Xigeenkiisa Mudane Turgay OLGUN,

Wafdigan oo uu hoggaaminayo Mudane, DEMIRTILA waxaa magaalada Muqdisho ku casumay Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/Guuto Sulub Axmed Firin,

Mas’uuliyiintan ka socda dalka Turkiga ayaa waxa uu u jeedka socdaalkoodu yahay xoojinta wada shaqaynta labada ciidan iyo kordhinta mashaariicda dowladda Turkiga ay ku taageerto Ciidanka Boliiska.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip