Horjooge ka tirsan UGUS oo ay ciidamada xooga dalka ku qaarjiyeen G/galgaduud.

0
Monday April 27, 2015 - 13:36:24 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1521
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Horjooge ka tirsan UGUS oo ay ciidamada xooga dalka ku qaarjiyeen G/galgaduud.

    Howlgalo saakay aroortii ay sameeyeen ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed ee Gobolka Galgaduud Gaar ahaan Degmada Ceel buur ay ku qaarjiyeen Horjooge ka tirsan Ururka Gumaadka Umadda Soomaaliyeed (UGUS)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Howlgalo saakay aroortii ay sameeyeen ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed ee Gobolka Galgaduud Gaar ahaan Degmada Ceel buur ay ku qaarjiyeen Horjooge ka tirsan Ururka Gumaadka Umadda Soomaaliyeed (UGUS)

Horjoogahan oo ay in mudo ah baadi goobayeen Ciidamada Xooga Dalka ayaa sida uu Sheegay Cornel Maxamed Cali Kaariye oo hogaaminayay Ciidamada Howlgalka Sameynayay "waxa uu ahaa dhagar qabe shacabka Ceel buur dhibi jiray waxaa inoo suurto gashay in maanta howlgalkaan lagu qaarjiyo”

Ciidamada Xooga dalka ayaa howlgallo lagu soo afjarayo haraadiga Maleeshiyaadka Alshabaab UGUS ka wada Gobolada Dalka oo dhan taasoo guulo fara badan laga gaaray.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip