GOOLAHAYE MANUEL NEUER OO XANUUN DARTEEDA UGU BAXAY XERADA TABABARKA

0
Tuesday March 29, 2016 - 08:32:53 in Ciyaaro by Mustaf Xuseen
  • Visits: 4483
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    GOOLAHAYE MANUEL NEUER OO XANUUN DARTEEDA UGU BAXAY XERADA TABABARKA

    Goolahayaha Xulka qaranka Jarmalka iyo Kooxda Bayern Munich ayaa isaga tagay Xerada Tababarka dalkiisa oo isku diyaarinaya Kulanka adag ee ay ladheelayaan dalka Talyaaniga kaas oo dhici doona Habeen dambe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Goolahayaha Xulka qaranka Jarmalka iyo Kooxda Bayern Munich ayaa isaga tagay Xerada Tababarka dalkiisa oo isku diyaarinaya Kulanka adag ee ay ladheelayaan dalka Talyaaniga kaas oo dhici doona Habeen dambe.

Manuel Neuer ayaa lasheegaya in lafasaxay kadib markii uu Xanuunsaday Cayaarykaan Waxaana uu seegi doonaa kulanka Jarmalka iyo Talyaaniga oo dhici doona Habeenka Talaadada.

Macalinka dalka Jarmalka Joachim Low ayaa Cadeeyey in uu kala dooran doono Goolhaye yaasha kala ah Marc-Andre ter Stegen iyo Kevin Trapp kuwaas oo ka hoos shaqaynayey Goolahayaha Xanuunsaday.






 

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip