Ciidanka degaanka ee magaalada Xaar-dheere ayaa waxaa isku soo dhiibay khawaarij Baxsad ah.

0
Saturday May 04, 2024 - 18:40:37 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 65
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka degaanka ee magaalada Xaar-dheere ayaa waxaa isku soo dhiibay khawaarij Baxsad ah.

    Ilyees Ibraahim Cabdi oo magaciisa Afgarashada yahay Xasan Xabeeb kana tirsanaa Khawaarijta mudo Seddexsano ah qeybta Xisbada ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Deegaanka ee ka Hawlgala Degmada Xaradheere ee gobalka Mudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ilyees Ibraahim Cabdi oo magaciisa Afgarashada yahay Xasan Xabeeb kana tirsanaa Khawaarijta mudo Seddexsano ah qeybta Xisbada ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Deegaanka ee ka Hawlgala Degmada Xaradheere ee gobalka Mudug.
Ciidanka Deegaanka ayaa kaga hortagay isa Soo dhiibahan Deegaanka Baraag Cali Gaduud oo qiyaastii 32KM dhanka Koofur Galbeed kaga began Degmada Xaradheere ee koofurta Gobalka Mudug.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip