Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya

0
Thursday April 25, 2024 - 16:49:53 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 35
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya

    Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin iyo saraakiil uu hoggaaminayay ayaa kormeer ku tegay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya, halkaasi oo oo uu ku soo dhaweeyay Safiirka Soomaaliya ee Kenya Danji

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin iyo saraakiil uu hoggaaminayay ayaa kormeer ku tegay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya, halkaasi oo oo uu ku soo dhaweeyay Safiirka Soomaaliya ee Kenya Danjire Ibraahim Cabdulle iyo qaar ka mid ah diblomaasiyiinta Safaaradda.

Taliyaha iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay arrimo badan oo ku saabsan xaaladda dalka iyo dadaallada dowladdu ugu jirto la dagaallanka khawaarijta, iyadoo Safiirku tilmaamay in Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Kenya ay had iyo jeer diyaar u yihiin ka qeyb qaadashada horumarka Soomaaliya.

Sareeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin oo howlo shaqo u joogo dalka Kenya ayaa ku soo wareegay qeybaha ay ka koobantahay xarunta Safaaradda iyo sida ay u socdaan hannaanka ay u shaqeeyaan howlwadeennada.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip