Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku sugan dalka Kenya ayaa Booqasho ku tagay xarumaha Wasaaradda Gaashaandhiga iyo Taliska Ciidanka Difaaca Kenya.

0
Monday April 22, 2024 - 19:08:30 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 49
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku sugan dalka Kenya ayaa Booqasho ku tagay xarumaha Wasaaradda Gaashaandhiga iyo Taliska Ciidanka Difaaca Kenya.

    Taliye ibraahim Sheikh Muxudiin waxaa booqashada uu ku tegay Wasaaradda Difaaca Kenya iyo xarunta Taliska Ciidanka ee dalkaas ku wehlinayay safiirka Soomaaliya u jooga dalka kenya Amb. Jabriil Ibraahim Cabdulle iyo saraakiil ka tirsan ciidanka Milate

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliye ibraahim Sheikh Muxudiin waxaa booqashada uu ku tegay Wasaaradda Difaaca Kenya iyo xarunta Taliska Ciidanka ee dalkaas ku wehlinayay safiirka Soomaaliya u jooga dalka kenya Amb. Jabriil Ibraahim Cabdulle iyo saraakiil ka tirsan ciidanka Milateriga Soomaaliya.
Wafdiga Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka soomaaliyeed S/Gaas ibraahim Sheekh muxudiin waxaa Xarunta Gaashandhigga ee dalka Kenya kusoo dhaweeyay Wasiirka Difaaca kenya Aadan Barre Ducaale, waxaana labada masuul ay ka wada hadleen sidii iskaashi buuxa looga wada-yeelan lahaa dagaalka ka dhanka ah Argagixisada.

Ugu dambeyn Taliyaha Ciidamada Milateriga Soomaaliya ayaa Booqday xarunta Taliska Ciidanka Difaaca kenya waxaana Halkaasi kusoo dhaweeyay Taliye Ku-Xigeenka Ciidanka Kenya ahna Ku-Simaha Taliyaha Ciidanka Kenya S/Guuto Charles Kaharir. Wuxuuna saxiixey Buugga Tacsida ee Taliyihii Difaaca Ciidanka kenya Gen. Francis ogolla asigoo u gudbiyay dhambaal tacsi ah oo la xariirta geerida Taliyahii Ciidamada Qaranka Kenya oo shil diyaaradeed ku geeryooday.



May be an image of 5 people and text that says 'TITH FRY TRYO DEFEN'


May be an image of 5 people, dais and text
May be an image of 2 people, dais and text

May be an image of 5 people
May be an image of 3 people


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip