Madaxweynaha oo Kal fadhigii 6-aad ee Gollaha Barlamaanka furayo goordhow.

0
Monday April 27, 2015 - 10:00:34 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1468
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha oo Kal fadhigii 6-aad ee Gollaha Barlamaanka furayo goordhow.

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in maanta uu si rasmi ah u furo kaldhiga lixaad ee baarlamaanka, iyadoo mudanayaasha baarlamaanka ay horyaalaan ajandayaal muhiim u ah hiigsiga sanadk

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in maanta uu si rasmi ah u furo kaldhiga lixaad ee baarlamaanka, iyadoo mudanayaasha baarlamaanka ay horyaalaan ajandayaal muhiim u ah hiigsiga sanadka 2016-ka.

Xildhibaan Cabdilladiif Nuur Muuse oo ka tirsan Mudaneyaasha baarlamaanka Soomaaliya, isla markaana la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya uu si rasmi ah u furayo kalfadhiga lixaad ee baarlamaanka.

"Waxaa ugu muhiimsan oo horyaalla sharciyadii doorashooyinka, kuwa axsaabta, la dagaallanka argagixisada iyo kuwa kale, waxaana kalfadhigan uu noqonayaa kan ugu shaqada badan, maadaama baarlamaanka ay horyaallaan ajandayaal muhiim ah” ayuu yiri Xildhibaan Cabdiladhiif.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip