Saraakiil iyo Askar katirsan Ciidamadda Xoogga Dalka iyo Booliiska oo maanta Tababar loo furay.

0
Sunday April 21, 2024 - 19:10:47 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 77
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saraakiil iyo Askar katirsan Ciidamadda Xoogga Dalka iyo Booliiska oo maanta Tababar loo furay.

    Madaxa hoggaanka isgaarsiinta ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneral Cabdikariim Xuseen, Madaxa hoggaanka war-isgaarsiinta & tiknolojiyadda ee ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Colonel Cabdulaahi Dhuxulow iyo Madaxa UNSOS/FTS Paul Gimsay ayaa m

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxa hoggaanka isgaarsiinta ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneral Cabdikariim Xuseen, Madaxa hoggaanka war-isgaarsiinta & tiknolojiyadda ee ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Colonel Cabdulaahi Dhuxulow iyo Madaxa UNSOS/FTS Paul Gimsay ayaa maanta Muqdisho ku daahfuray tababar ku saabsan (on the job training program)

Tababarkaasi oo ay ka faa'iidaysan doonaan saraakiil iyo askar ka socoto ciidamadda Qalabka sida oo mudo bil ah ka shaqayn doono xafiisyada Qaramadda midoowe ee tiknolojiyadda si ay uga soo kororsadaan aqoonta dhinaca tiknolojiyadda,

 waa markii ugu horeeysay oo tababar nuucaan oo kala ah loo qabto saraakiil ka socoto ciidamadda Booliiska iyo Xoogga Dalka Soomaaliyeed


May be an image of 5 people and text that says 'e-Job Job NG 面'


May be an image of 5 people and text
May be an image of 10 people and text that says 'On-The-Job On- The-Job TRAINING @OUNSOS UNSOS On-The-Job TRAINING GUNSOS'


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip