Andre Herreri Xiddiga Reer Manchester Iyo Arag Gabdhan Kamid Ah Taageerayasha Manchester United Sida Ay Isugu Egyihiin.

0
Tuesday April 07, 2015 - 15:15:10 in Ciyaaro by Super Admin
  • Visits: 5066
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 3 1
  • Share via Social Media

    Andre Herreri Xiddiga Reer Manchester Iyo Arag Gabdhan Kamid Ah Taageerayasha Manchester United Sida Ay Isugu Egyihiin.

    Xidiga qadka dhaxe ga ciyaara kooxda Manchester united iyo weliba sidoo kale xulka qaranka dalka Spain wiilka la celin la' yahay ee lag magacaabo Andre Herreri ayaa waxaa sawir lag faafiyey baraha Bulshada uu mujinaya isaga iyo gabar ka tirsan t

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xidiga qadka dhaxe ga ciyaara kooxda Manchester united iyo weliba sidoo kale xulka qaranka dalka Spain wiilka la celin la' yahay ee lag magacaabo Andre Herreri ayaa waxaa sawir lag faafiyey baraha Bulshada uu mujinaya isaga iyo gabar ka tirsan taageerayaasha kooxda Manchester United oo u muqda in ay aad isugu egyihiin.
Gabadhan oo lagu magacaabo Hellina ayaa waxaa gabar ayadda la dhalatey waxaa ay Twutterka ay soo dhigtey sawirka walaasheed iyo Herreri isla markaana waxaa ay ku qortey qoraalkan.

” Isku Ekaa Walaashey iyo Herreri, Muxuu Xiddig wanaagsan yahay Walee waa arin cajiib ah” qoraalkaasi waxaa uu raacsanaa sawirka ay Hellina Walaasheed Ay Twitterka soo dhigtey.

Andre Herreri ayaa noqdey mid kamid ah xiddigaha ugu wanaagsan ee soo mara kooxda Manchester United waxaana uu yahay iminka mid kamid ah tiirarka kooxda ay ku duusho.


Herreri ayaa todobaadkan kooxdiisa Manchester united u dhaliyey 2gool kamid 3gool iyo hal oo ay todobaadkan uga adkaatey kooxda Aston Villa oo ay wadda ciyaareen kulan ku tirsan horyaalka ingriiska.

Manchester United ayaa iminka fadhisa booska 3aad ee kala horeynta horyaalka ingriiska waxaana ka horeya kooxaha kala ah CHelsea iyo Arsenal oo kaliya.

ugu danbeyeyn kulanka ugu soo horeya kooxda Manchester United ayaa todobaadka soo socda la ciyaari donta kooxda Manchester City.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip