Wararka

Horjooge ka tirsam Nabadiidka Al-shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga dalka

0 Visits: 347 | Monday June 06, 2022 - 17:40:17
Taliska Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Maanta Magaalada Baydhabo kusoo Bandhigey Mid ka Mid Ah Kooxda Nabadiidka Alshabab oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Baraka Xasan oo Magaciisa Afgarashadiisu ay tahay(Lagooye) ayaa isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Read More »

Ogeeysiis:Taliska Ciidanka Xoogga Dalka wuxuu qaadanayaa Layli Sargaal iyo Layli Sargaalxigeen,

0 Visits: 592 | Thursday June 02, 2022 - 22:01:25
Ogeysiis :-Fursad Ciidannimo

Read More »

Ciidanka NISA oo soo bandhigay shaqsiyaad ka soo goostay kooxda Argagixisada

0 Visits: 477 | Sunday May 08, 2022 - 15:27:48
Ciidanka Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ayaa Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ku soo bandhigay dhagar-qabayaal ka soo goostay kooxda Argagixisada oo gacanta Dowladda isku soo dhiibay.

Read More »

Horjooge sare oo ka tirsanaa maleeshiyada Al-shabaab oo lagu dilay gobalka Galgaduud

0 Visits: 372 | Sunday May 08, 2022 - 15:25:16
Howlgal qorsheysan oo gelinkii dambe ee shalay ka dhacay Deegaanka Shurufle ee bariga gobolka Galgaduud ayaa lagu dilay horjooge sare oo ka tirsanaa maleeshiyaadka Al shabaab.

Read More »

Xuska 1-da May ee maalinta Shaqaalaha Dunida

0 Visits: 387 | Sunday May 01, 2022 - 13:47:37
Madaxda iyo shucuuubta dalalka dunida ee ku bahoobay ama ku mideysan hey'adda Qaramada Midoobay ayaa maantta u dabbaaldegay munaasabadda1-da Mayoo ku beegan xuska sanadguurada 103-aad ee ka soo wareegatay aasaaskii ururka caalamiga ah ee shaqaalaha dunida ILO (International labour Organisation)…

Read More »

Ciidamada xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ku bur buriyay fariisimo Al-Shabaab

0 Visits: 389 | Sunday May 01, 2022 - 13:45:40
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska xoogga dalka ee DANAB, ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Al-Shabaab ka sameeyay dhulka howdka ah ee hoostaga deegaanada Leego iyo Jameeco oo ka wada tirsan gobolada Shabeellaha hoose iyo Baay.

Read More »

TALIYAHA CIIDANKA BOOLISKA OO GUDDOOMIYEY SHIR LOOGA HADLAYEY ADKAYNTA AMNIGA DALKA

0 Visits: 373 | Saturday April 30, 2022 - 17:42:21
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa maanta Xarunta Akadeemiyada Ciidanka Booliska ee Janaraal Kaahiye, shir kula qaatay saraakhiisa sarsare ee Ciidanka Booliska. Shirkaas oo ay ka soo qayb galeen Taliye Ku-xigeenka Koowaad ee Ciidanka Booliska, Taliyeyaasha…

Read More »

NISA oo soo bandhigtay Horjooge ka tirsan Al-shabaab

0 Visits: 384 | Friday April 29, 2022 - 12:02:00
Taliska Hay'adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed oo soo bandhigay mid kamid ah Horjoogeyaasha Koxda Maleeshiyaadka Alshabaab oo lagu magacaabo Ciise Cumar Deerow Isxaaq, kaasi oo Maleeshiyaadka Alshabaab u qaabilsanaa Weerarada Jabhadaha iasagoona muddo 8-sano uu ka tirsanaa, wuxuuna…

Read More »

Ciidanka NISA iyo Daraawiishta Galmudug oo howlgalo ka sameeyay gobalka Mudug

0 Visits: 393 | Thursday April 21, 2022 - 14:10:39
Ciidamada Daraawiishta Galmudug ,NISA iyo kuwa Deegaanka ayaa maanta Howlgalo ka dhan ah Maleeshiyaadka nabad diidka ah ee Al shabaab ka sameeyay Deegaano dhaca Koonfurta Gobolka mudug.

Read More »

Ciidanka Xoogga dalka oo gacanta ku dhigay dhagarqabe ka tirsanaa Nabadiidka Al-shabaab

0 Visits: 390 | Tuesday April 19, 2022 - 15:24:51
Dhagarqabe ka tirsan argagixisada Al-Shabaab ayaa maanta lagu qabtay howlgallo qorsheysan oo ururka 84-aad, guutada 14-ka October ee ciidanka xoogga dalka ay ka fuliyeen degaano u dhow deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellada Hoose.

Read More »

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo shihaadooyin gudoonsiisay Saraakiil ka tirsan xoogga dalka

0 Visits: 352 | Friday April 15, 2022 - 15:06:05
Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdifataax Qaasim iyo mas'uuliyiin kale oo ka tirsan gaashaandhigga ayaa ka qeyb-galay xaflad Shahaadooyin lagu siinayay saraakiil ka tirsan xoogga dalka oo ka qeyb qaatay Xuska 12-ka April ee sanadguurada 62 aad.

Read More »

Horjooge ka tirsanaa Nabadiidka Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidamada Xoogga dalka

0 Visits: 406 | Wednesday April 13, 2022 - 14:34:46
Taliska Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 60-aad ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ee Xarunta kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed kusoo bandhigeen Xubin katirsanaa argagixisada Al-Shabaab oo ay sheegeen in uu isku soo dhiibay ciidamad xoogga dalka ee sugan deganadaasi

Read More »

Ciidanka Xoogga oo maanta u dabbaaldegay sanadguuradii 62-aad

0 Visits: 327 | Tuesday April 12, 2022 - 11:14:27
12-ka April waa maalin weyn oo ka mid ah maalmaha qaran ee shacbiga Soomaaliyeed ay u dabbaaldegaan xuska maalinta ciidanka xoogga oo ah munaasabad lagu soo bandhigo taariikhda iyo raadadkii dhaxalka ahaa ee ay ka tageen dadkii iyo kooxihii u soo halgamay midnimada iyo difaaca dalka.

Read More »

Ku dhawaad 20 ka tirsanaa argagixisada Al-Shabaab oo lagu dilay Diinsoor

0 Visits: 328 | Monday April 11, 2022 - 20:02:34
Ugu yaraan 10 xubnood oo ka tirsanaa argagixisada Al-Shabaab ayaa lagu dilay dagaal maanta ka dhacay duleedka Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay, sida uu Radio Muqdisho u sheegay Cusmaan Aadan Cusmaan oo ka mid ah dadka deegaanka.

Read More »

Maleeshiyaad ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidank NISA

0 Visits: 299 | Saturday April 09, 2022 - 14:13:31
Maxamed Tawane Cabdi iyo Deeqow Ibraahin Cabdale oo ka wada tirsanaa maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga dalka ee ku sugan dgmada Luuq ee gobolka Gedo.

Read More »

Ciidanka Amaanka oo gacanta ku dhigay Gaari siday waxyaabaha qarxa

0 Visits: 321 | Wednesday April 06, 2022 - 10:56:15
Ciidamada oo kaashanaya kuwa amniga Maamul gobaleedka Galmudug, ayaa waxaa u suurto gashay inay gacanta ku soo dhigaan Gaari argagixisada ay waxyaabaha qarxa ku soo rareen oo ku wajahnaa degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

Read More »

Ciidanka Danab oo howlgal qorsheysan ka sameeyay gobalada Shabeelooyinka

0 Visits: 322 | Wednesday April 06, 2022 - 10:51:02
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyed ayaa Hawlgalo Qorshaysan Maalmihii uu dambeeyey ka waday Degaano ka wada tirsan Gobolada Shabeelaha Dhexe & Shabeelaha Hoose.

Read More »

Ciidanka Daraawiishta Galmudug oo gacanta ku dhigay maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab

0 Visits: 310 | Sunday April 03, 2022 - 17:01:03
Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa Duleedka Deegaanka Cadalle ku qabtay Maleeshiyaadka ka tirsan Al-shabaab iyo gaari ay kasoo buuxiyeen walxaha Qarxa.

Read More »

Ciidanka NISA oo gacanta ku dhigay Horjoogayaal ka tirsan Nabadiidka Al-shabaab

0 Visits: 378 | Saturday April 02, 2022 - 13:47:14
Howlgalkan uu hogaaminayay Taliyaha Hay,adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed islamarkaana lagu Bacsanayay Maleeshiyaadka Arxanka daran ee Argigixisada Al-shabaab , ayey si wadajir ah uga sameeyeen Ciidanka Nabadsugidda iyo sirdoonka qaranka , iyo Ciidanka Sirdoonka KGS deegaanada Goofgaduud…

Read More »

Madaxweynaha dowladda Sri Lanka oo ku dhawaaqay xaalad degdeg ah

0 Visits: 306 | Saturday April 02, 2022 - 13:46:38
Madaxweynaha Sri Lanka Gotabaya Rajapaksa, ayaa ku dhawaaqay xaalad deg deg ah, ka dib mudaaharaadyo rabshado wata oo ka dhashay qalalaasihii dhaqaale ee ugu xumaa oo dalkaasi soo mara tobankii sano ee la soo dhaafay.

Read More »