Horjooge ka tirsam Nabadiidka Al-shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga dalka

0
Monday June 06, 2022 - 17:40:17 in Wararka by
  • Visits: 342
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Horjooge ka tirsam Nabadiidka Al-shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga dalka

    Taliska Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Maanta Magaalada Baydhabo kusoo Bandhigey Mid ka Mid Ah Kooxda Nabadiidka Alshabab oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Baraka Xasan oo Magaciisa Afgarashadiisu ay tahay(Lagooye) ayaa isku soo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Maanta Magaalada Baydhabo kusoo Bandhigey Mid ka Mid Ah Kooxda Nabadiidka Alshabab oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Baraka Xasan oo Magaciisa Afgarashadiisu ay tahay(Lagooye) ayaa isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Cabdiraxmaan ayaa Kooxda Nabadiidka Alshabab u qaabilsanaa Jabhada,Wuxuuna ku jirey Mudo 3-Sano ah isagoona Dagaalo Dhowr ka dhacay Deeganadaa Gobolka Baay uu ka qeyb qaatey,

Wuxuuna Sheegey in Sababta ku kaliftey in uu Alshabab isaga soo baxay ay tahay Dhibaatooyinka Noolasha iyo mida ay ku hayaan Shacabka Soomaaliyeed.

Cabdiraxmaan ayaa Saaxibadiisa kale ku jira Nabadiidka Alshabab ugu baaqey in ay isaga soo baxaan Kooxda Nabadiidka Alshabab ay isku soodhiibaan Ciidanka Dowladda.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip