Ciidanka NISA oo soo bandhigay shaqsiyaad ka soo goostay kooxda Argagixisada

0
Sunday May 08, 2022 - 15:27:48 in Wararka by
  • Visits: 471
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka NISA oo soo bandhigay shaqsiyaad ka soo goostay kooxda Argagixisada

    Ciidanka Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ayaa Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ku soo bandhigay dhagar-qabayaal ka soo goostay kooxda Argagixisada oo gacanta Dowladda isku soo dhiibay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ayaa Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ku soo bandhigay dhagar-qabayaal ka soo goostay kooxda Argagixisada oo gacanta Dowladda isku soo dhiibay.

Ibraahim Xasan Cabdi Iyo Siidoow Xasan Cali ayaa labaduba muddo ka bar-bar dagaalamayay kooxaha Argagixisada, waxayna dhibaatooyinka ay ku hayeen qasabtay inay kasoo goostaan koxda Argagixisada ah.Ciidanka NISA ayaa dhagar-qabayaashan la khalday si nabad galyo ah ugu soo dhaweeyay Magaalada Baardheere.

Maanhan makii ugu horraysay oo ay soo goostaan dhalliyaro oo ay ururka arxan laawayasha Al-shabaab.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip