Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo shihaadooyin gudoonsiisay Saraakiil ka tirsan xoogga dalka

0
Friday April 15, 2022 - 15:06:05 in Wararka by
  • Visits: 348
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo shihaadooyin gudoonsiisay Saraakiil ka tirsan xoogga dalka

    Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdifataax Qaasim iyo mas'uuliyiin kale oo ka tirsan gaashaandhigga ayaa ka qeyb-galay xaflad Shahaadooyin lagu siinayay saraakiil ka tirsan xoogga dalka oo ka qeyb qaatay Xuska 12-ka April e

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdifataax Qaasim iyo mas'uuliyiin kale oo ka tirsan gaashaandhigga ayaa ka qeyb-galay xaflad Shahaadooyin lagu siinayay saraakiil ka tirsan xoogga dalka oo ka qeyb qaatay Xuska 12-ka April ee sanadguurada 62 aad.
Xafladdaasi waxaa sidoo kale ka qeybgaleen Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Maxamed Saciid Samatar Gacaliye , Taliyaha CXDS  Gen.Odawaa Yuusuf Raage iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan ciidanka xogga.

Wasiir ku Xigeenka iyo xubnijii kale ee ka hadlay xafladdaasi,waxa ay bogaadiyeen dadaalada ku aadan tayeynta, qalabeynta iyo dib-u-dhiska  ciidanka ee xilliyadaan ka muuqda dalka .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip