Maleeshiyaad ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidank NISA

0
Saturday April 09, 2022 - 14:13:31 in Wararka by
  • Visits: 293
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maleeshiyaad ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidank NISA

    Maxamed Tawane Cabdi iyo Deeqow Ibraahin Cabdale oo ka wada tirsanaa maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga dalka ee ku sugan dgmada Luuq ee gobolka Gedo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxamed Tawane Cabdi iyo Deeqow Ibraahin Cabdale oo ka wada tirsanaa maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga dalka ee ku sugan dgmada Luuq ee gobolka Gedo.

Maamulka iyo saraakiisha ciidanka ee degmada Luuq ayaa soo dhoweeyay labadani ruux ee ka soo goosatay argagixisada, waxayna la soo baxsadeen hubkii ay ku howlgali jireen.

Maalmihii u dambeeyay, waxaa dowladda federaalka Soomaaliya isu soo dhiibay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab, kuwaas oo sheegay in ay ka tanaasuleen fikirka gurracan ee ururkaasi.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip