Ciidanka Danab oo howlgal qorsheysan ka sameeyay gobalada Shabeelooyinka

0
Wednesday April 06, 2022 - 10:51:02 in Wararka by
  • Visits: 315
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Danab oo howlgal qorsheysan ka sameeyay gobalada Shabeelooyinka

    Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyed ayaa Hawlgalo Qorshaysan Maalmihii uu dambeeyey ka waday Degaano ka wada tirsan Gobolada Shabeelaha Dhexe & Shabeelaha Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyed ayaa Hawlgalo Qorshaysan Maalmihii uu dambeeyey ka waday Degaano ka wada tirsan Gobolada Shabeelaha Dhexe & Shabeelaha Hoose.

Degaanadan Hawlgalku ka dhacay ayaa kala ah jameeco jiliyaale,Gamboole, Fiidow ,Kiliga shiinaha,Dhiingaras,Shaan &Duduble halkaas oo ay argagixisada Alshabaab ku lahayeen Fariisimo ay ku dhibaatayn jireen Dadka Shacabka ah.



Ciidamada Kumaandooska xoogga dalka ee danab oo aka mid ah awoodaha Ciidan ee sida tooska uga hortagta dhagaraha cadowga, ayaa goorkasta heegan ugu jira nafeeyta Cadawga Ummadda Soomaaliyeed.


Hawlgalkan ayaa Waxa Sida Jira U fuliyey Ururada 4/7-aad ee Guutada 16-aad ee Ciidamada gaarka ah ee kumaandooska Danab.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip