Horjooge sare oo ka tirsanaa maleeshiyada Al-shabaab oo lagu dilay gobalka Galgaduud

0
Sunday May 08, 2022 - 15:25:16 in Wararka by
  • Visits: 366
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Horjooge sare oo ka tirsanaa maleeshiyada Al-shabaab oo lagu dilay gobalka Galgaduud

    Howlgal qorsheysan oo gelinkii dambe ee shalay ka dhacay Deegaanka Shurufle ee bariga gobolka Galgaduud ayaa lagu dilay horjooge sare oo ka tirsanaa maleeshiyaadka Al shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Howlgal qorsheysan oo gelinkii dambe ee shalay ka dhacay Deegaanka Shurufle ee bariga gobolka Galgaduud ayaa lagu dilay horjooge sare oo ka tirsanaa maleeshiyaadka Al shabaab.

Horjoogahan ayaa magaciisa lagu sheegay Faarax Cali Warsame oo Afgarashadiisu ahayd (Sigane), wuxuuna ahaa horjoogihii aragagixisada Shabaab u qaabilsanaa deegaanada Cadakibir,Warshubo iyo Qaayib oo dhammaan ka tirsan Bariga Gobolka Galguduud.

Horjoogahaan ayaa si dhuumaalaysi ah ku yimid deegaanka Shurufle sida ay inoo xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Galmudug, waxaana howlgalkaas fuliyay Xubno ka tirsan sirdoonka Qaranka Soomaliyeed.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip