Ciidanka Amaanka oo gacanta ku dhigay Gaari siday waxyaabaha qarxa

0
Wednesday April 06, 2022 - 10:56:15 in Wararka by
  • Visits: 315
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Amaanka oo gacanta ku dhigay Gaari siday waxyaabaha qarxa

    Ciidamada oo kaashanaya kuwa amniga Maamul gobaleedka Galmudug, ayaa waxaa u suurto gashay inay gacanta ku soo dhigaan Gaari argagixisada ay waxyaabaha qarxa ku soo rareen oo ku wajahnaa degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada oo kaashanaya kuwa amniga Maamul gobaleedka Galmudug, ayaa waxaa u suurto gashay inay gacanta ku soo dhigaan Gaari argagixisada ay waxyaabaha qarxa ku soo rareen oo ku wajahnaa degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

Saraakiisha laamaha Amniga ayaa sheegay in xog ay heleen kadib ay ku guuleysteen soo qabashada Gaarigan oo noociisu yahay Probox, kaas oo ay la socdeen laba Rag ah.



Taliyaha ururka 72-aad,  guutada 15-aad ee Qeybta 21-aad Gashaanle Axmad Daahir Cabdulle, ayaa sheegay in Gaariga ay geeyeen Saldhiga degmada Guriceel, isla markaana ay dib ka faah faahin doonaan howlgalkooda.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip