
Ogeeysiis:Taliska Ciidanka Xoogga Dalka wuxuu qaadanayaa Layli Sargaal iyo Layli Sargaalxigeen,
Ogeysiis :-Fursad Ciidannimo
Taliska Ciidanka Xoogga Waxuu Bilaabi Doonaa 18 jun ilaa 08 july Araaji gabashada Leyli Saraakiil iyo saraakiil xiggeeno ee kuliyada ciidanka xooga dalka soomaaliyedee Turksoma,
Layli Sargaalka iyo Layli Sargaalxigeenka ee uu qaadanayo Xoogga Dalka wuxuu isugu jiraa Wiilal iyo Gabdho'
Goobta araaji qabashada waa kulliyada Turksom, waa Wiilasha oo kaliya.
Sidoo kale sanadkaan waxaa lagu soo kordhiyey qeybta dumarka ee kuliyadda layli saraakiil yo layli saraakiil xigeeno, araaji qabashada Gabdhaha waa maalinta 16 july, Goobta araaji qabashada Gabdhaha waa Dugsiga Tababarka Xoogga Dalka ee General dhaga badan.
Waxaad horay usoo qaadataan dharka isboortiga, si aad u gashaan Imtixaanka isboortiga.
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed waxa uu idiin rajeynayaan guul.
Ogeeysiis:Taliska Ciidanka Xoogga Dalka wuxuu qaadanayaa Layli Sargaal iyo Layli Sargaalxigeen,
Ogeysiis :-Fursad Ciidannimo