Ciidanka Daraawiishta Galmudug oo gacanta ku dhigay maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab

0
Sunday April 03, 2022 - 17:01:03 in Wararka by
  • Visits: 429
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Daraawiishta Galmudug oo gacanta ku dhigay maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab

    Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa Duleedka Deegaanka Cadalle ku qabtay Maleeshiyaadka ka tirsan Al-shabaab iyo gaari ay kasoo buuxiyeen walxaha Qarxa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa Duleedka Deegaanka Cadalle ku qabtay Maleeshiyaadka ka tirsan Al-shabaab iyo gaari ay kasoo buuxiyeen walxaha Qarxa.

Saraakisha Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa ii xaqiijiyay inay Maleeshiyaadkaan iyo gaarigii ay wateen ciidanku gacanta ku dhigeen, ka dib Howlgal qorshaeysan oo laga fuliyay inta u dhaxeeysa wisil iyo Bajeela.

Saraakiisha waxay tilmaameen inay maleeshiyaadku doonayeen inay qaraxyo dhigaan wadada isku xirta magaalooyinka Gaalkacyo iyo Hobyo, balse, ciidamada oo ka war helay dhagarta nabad-diidka Al shabaab ay waqti ku bixiyeen sidii Gacanta loogu dhigi lahaa ayna Suuro-gashay




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip