Horjooge ka tirsanaa Nabadiidka Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidamada Xoogga dalka

0
Wednesday April 13, 2022 - 14:34:46 in Wararka by
  • Visits: 399
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Horjooge ka tirsanaa Nabadiidka Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidamada Xoogga dalka

    Taliska Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 60-aad ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ee Xarunta kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed kusoo bandhigeen Xubin katirsanaa argagixisada Al-Shabaab oo ay sheegeen in uu isku soo dhiiba

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 60-aad ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ee Xarunta kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed kusoo bandhigeen Xubin katirsanaa argagixisada Al-Shabaab oo ay sheegeen in uu isku soo dhiibay ciidamad xoogga dalka ee sugan deganadaasi

Maxamed Maxamuud Fanax ayaa ka howlgeli jiray Saakow ee Gobolka Jububada Dhexe, isla markaana muddo 5 sano ah uu la Shaqeeynayay Maleeshiyada Al-Shabaab, una qaabil sanaa jabhada.

Maxamed Maxamuud Fanax oo si kooban ula hadalay Warbaahinta ayaa sababaha uu uga soo baxay argagixisada waxaa uu ku sheegay inay dhibaatooyin ku hayaan Shacabka Soomaaliyeed islamarkan uu go’aansaday in uu isku soo dhiibo Ciidmada xoogga Dalka Soomaaliyed gaar ahan Taliska qeybta 60-aad si wangsan koonfur Galbeed,islamarakan si wanaagsan loola dhaqmay.

Sarajiisha Qeybta 60 –aad aya si wanagsan u soo dhaweyay ninkani katirsana kooxaha argagixisada iyagoona xubnaha kale ee wali ku jira argagixsada ugu baaqay in ay isku soo dhibaan ciidamada xoogga dalka Soomaaliya islmarakan si gacma fuarn lo soo dhaweyn doono.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip