Wararka

Haween UGUS lagu eedeeyay oo maxkamad lasoo taagay Kenya.

0 Visits: 1468 | Thursday May 07, 2015 - 09:17:33
Maxkamad ku taala dalka Kenya ayaa u soo jeedisay 4-qof oo haween ah in ay doonaayen in ay u soo socdaalan Soomaaliya kuwaasi oo maxkamada ay sheegtay in ahaayeen xubno ka tirsan UGUS.

Read More »

CIIDAMADA XOOGA DALKA OO DHAQ DHAQAAQ XOOGAN KA WADA DEGMADA DHOOBLEEY.

0 Visits: 1477 | Thursday May 07, 2015 - 09:04:47
Iyadoo wali uu si is daba joog ah u socdo howlgalada lagu sifeynayo maleeshiyaadka haraadiga ah ee UGUS ayaa habeenimadii xallay illaa saakay waberigii ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed ay howlgallo culus ka sameeyeen degmada dhoobleey.

Read More »

Abwaan Nadaamiye oo saacadaha soo socdo lagu wado in lagu aaso magaalada Muqdisho.

0 Visits: 1360 | Thursday May 07, 2015 - 08:53:45
Alle ha u naxariistee waxaa Saaka lagu wadaa in Magaalada Muqdisho lagu Aaso Abwaan Maxamed Cumar Nuur Nadaamiye oo Shalay ku Geeriyooday Isbitaalka Aadan Cadde Ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Howlgallo ballaaran oo ka socda Degmada Wadajir.

0 Visits: 1372 | Thursday May 07, 2015 - 08:38:46
Ciidamo ka tirsan Dowlada Soomaaliya oo isugu jira Boolis iyo Nabad sugid ayaa saakay howlgalo waxay ka wadaan xaafado ka tirsan degmada Wadajir ee gobolka Banaadir,waxaana ciidamada guri guri u galayaan xaafadaha.

Read More »

Taliyaha cusub ee booliska Soomaaliya oo xilka la wareegay

0 Visits: 1563 | Wednesday May 06, 2015 - 16:57:21
Munaasabadan oo ahayd mid uu xilka kula waregaayay taliyaha cusub ee ciidanka booliska Soomaaliya sareeye guuto Maxamed Sheikh Xasan Xaamud ayaa maanta lugu qabtay dugsiga tababarka ciidammada booliska Soomaaliyeed ee Gen Kaahiye.

Read More »

Madaxweynaha oo sheegay in 2016-da ay doorashada qabsoomayso.

0 Visits: 1418 | Wednesday May 06, 2015 - 09:43:45
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheikh Maxmuud oo warbaahinta kula hadlayay xafiiskiisa ayaa ka hadlay arrimo badan oo haatan dalka ka tagan sida siyaasada dowladda ee qorshaha hiigsiga 2016 arimaha maamul u sameynta gobalada dalka dhismaha ciidanka qaranka gudiyada madax…

Read More »

Soo dhoweyn loo sameynayo Xoghayaha Arrimaha Dibada Mareykanka.

0 Visits: 1515 | Tuesday May 05, 2015 - 11:18:46
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxda Maamul goboleedyada ayaa haatan ku sugan garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho,halkaasoo la filayo in goor dhow ay kula kulmaan Xoghayaha Arrimaha Dibada Mareykanka John Kerry.

Read More »

Wasiirka Amniga gudaha oo kormeeray saldhigyo ciidan

0 Visits: 1380 | Tuesday May 05, 2015 - 10:01:03
Wasiir Amniga gudaha ayaa xalay kormeer ku tagay afar saldhig oo ay ciidanka booliska ku leeyihiin qaar ka mid ah degmoyinka gobolka Banaadir.

Read More »

Ciidamada nabad Sugidda Qaranka oo wada Dar dar xoogan oo amaanka lagu xaqiijinayo Habeen & maalin.

0 Visits: 1481 | Monday May 04, 2015 - 11:28:55
Ciidamada Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliya ayaa howlgallo balaaran waxay ka sameeyeen qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir haalkaas oo ay ka soo qabteen tiro dad ah oo looga shakisanyahay inay ka tirsanyihiin Ururka Al Shabaab.

Read More »

Wasiir Maareeye: "Waxaan qorsheynay in aan diyaarino habka lagu horumarin karo Warbaahinta Soomaaliya"

0 Visits: 1233 | Monday May 04, 2015 - 09:22:38
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa tilmaamay in qorshe howleedka Wasaaradda ay ka midtahay diyaarinta qorsho tifaftiran oo lagu horumarinayo Warbaahinta Soomaaliya.

Read More »

Kulan Amniga Muqdisho looga hadlayay oo maanta la qabtay

0 Visits: 1514 | Sunday May 03, 2015 - 17:11:21
Kulankaguddoomiyaasha degmooyinka gobalka Banaadir oo maanta ka dhacay xarunta dowladda hoose Xamar ayaa waxaa goobjoog ka ahaa guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaaladda Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen "Muungaab" ku xigeenaddiisa ,taliyaha qeybta Boliiska ee magaaladda Muqdishoiyo mas'uuliyin…

Read More »

Taliyaha nabad sugidda oo saxaafada kugu baaqay in Alshabaab UGUS ugu yeerto maanta kia dib.

0 Visits: 1376 | Sunday May 03, 2015 - 16:55:35
Taliyaha hey'adda sirdoonka iyo nabad sugida qaranka Soomaaliyeed Janaraal C/raxmaan Maxamuud Tuuryare ayaa saxaafadda ku amray in alshabaab hadda kadib ay ugu yeeraan UGUS oo laga soo gaabiyay ururka gumaadka umadda Soomaaliyeed.

Read More »

Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka oo kormeeray xerada gaadiidka ciidanka xoogga

0 Visits: 1530 | Sunday May 03, 2015 - 13:10:28
Abaanduulaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta kormeer howleed ku tagay xerada gaadiidka ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee degmada Waaberi halkaasoo uu tababar uga socdo askar ka tirsan ciidanka, kuwaasoo loo tababarayo wadista gawaaarida iyo farsamadooda.

Read More »

Ciidamada amniga oo ku guuleystay inay qarax ka furaan gaari lagu soo xiray

0 Visits: 1386 | Sunday May 03, 2015 - 13:00:56
Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta lagu soo bandhigay gaari uu iska leeyahay sarkaal ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, kaasoo gaarigiisa loogu soo xiray waxyaabaha qarxa, isla markaana la doonayay in isaga lagu qaarijiyo, waxaana ka hortagay ciidamada…

Read More »

Wasiirka Arrimaha gudaha oo ka hadlay halka uu marayo dhismaha guddiyada xuduudaha iyo doorashooyinka

0 Visits: 1485 | Sunday May 03, 2015 - 12:45:13
Shir Jaraa'id oo uu maanta ku qabtay Xafiiskiisa Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo ay garbihiisa fadhiyaan Wasiiru dowlaha iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradaas ayaa waxa uu uga hadlay halka uu marayo dhismaha guddiyada doorashooyinka…

Read More »

Wasiir Maareeye: "3-da May awgeed waxaan hambalyo u dirayaa bahda saxaafadda Soomaaliyeed"

0 Visits: 1240 | Sunday May 03, 2015 - 09:40:45
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa hambalyo ku aadan maalinta Saxaafadda aduunka ee saddexda May u diray guud ahaan suxufiyiinta iyo Warbaahinta Soomaaliya, isla markaana sanadkan kiisa kale ay ku gaaraan horumar.

Read More »

Howlgallo lagu soo qabtay dad lala xiriirinayo Maleeshiyaadka UGUS oo laga sameeyay Muqdisho.

0 Visits: 1255 | Sunday May 03, 2015 - 09:33:41
Ciidamada amniga ee dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa howlgallo balaaran oo ay ka sameeyeen qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir ku soo qabteen tiro dad ah oo looga shakisanyahay inay ka tirsanyihiin Ururka Gumaadka Ummadda Soomaaliyeed ee UGUS.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdigiisii oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

0 Visits: 1375 | Saturday May 02, 2015 - 19:47:54
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu magaalada Garowe ee xarunta Puntland kaga soo qeyb galay shirkii labaadee Madasha Wada tashiga ee madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul goboleedyada.

Read More »

Maxkamada darajada koowaad ee ciidanka oo xukuno riday

0 Visits: 1427 | Saturday May 02, 2015 - 19:16:47
Xukunka maanta ay riday maxkamadda darajada koowaad ee ciidammada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa lagu riday 9 ruux oo 7 ka mid ah ay ahaayeen maleyshiyaad ka tirsan kooxda nabaddiidka ah ee Al shabaab iyo labo askari waxaana xukunku uu iskugu jiraa dil xabsi daa.inxabsi sanado ah iyo sii daysmo .

Read More »

War murtiyeed dhowr qodob ka kooban oo laga soo saaray shirkii wada tashiga Garowe

0 Visits: 1353 | Saturday May 02, 2015 - 19:02:40
War murtiyeed ka kooban todobo qodob ayaa laga soo saaray shirkii wada tashiga ee labadii maalmood u socday dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Maamul goboleedkada,iyadoo Guddiyo afar dhinac ah ay isla wada gaareen qodobada looga hadlayay shirka.

Read More »