Taliyaha nabad sugidda oo saxaafada kugu baaqay in Alshabaab UGUS ugu yeerto maanta kia dib.

0
Sunday May 03, 2015 - 16:55:35 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1383
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha nabad sugidda oo saxaafada kugu baaqay in Alshabaab UGUS ugu yeerto maanta kia dib.

    Taliyaha hey'adda sirdoonka iyo nabad sugida qaranka Soomaaliyeed Janaraal C/raxmaan Maxamuud Tuuryare ayaa saxaafadda ku amray in alshabaab hadda kadib ay ugu yeeraan UGUS oo laga soo gaabiyay ururka gumaadka umadda Soomaaliyeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha hey'adda sirdoonka iyo nabad sugida qaranka Soomaaliyeed Janaraal C/raxmaan Maxamuud Tuuryare ayaa saxaafadda ku amray in alshabaab hadda kadib ay ugu yeeraan UGUS oo laga soo gaabiyay ururka gumaadka umadda Soomaaliyeed. Saxaafada Soomaaliya ayaa addeegsan magacan oo ay bixisay Nabad sugida qaranka taasoo ay u bixisay Alshabaab ka dib markii ay arxandarada ah ee ay u gumaaddo UMUDDA Soomaaliyeed.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip