Abwaan Nadaamiye oo saacadaha soo socdo lagu wado in lagu aaso magaalada Muqdisho.

0
Thursday May 07, 2015 - 08:53:45 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1365
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abwaan Nadaamiye oo saacadaha soo socdo lagu wado in lagu aaso magaalada Muqdisho.

    Alle ha u naxariistee waxaa Saaka lagu wadaa in Magaalada Muqdisho lagu Aaso Abwaan Maxamed Cumar Nuur Nadaamiye oo Shalay ku Geeriyooday Isbitaalka Aadan Cadde Ee Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Alle ha u naxariistee waxaa Saaka lagu wadaa in Magaalada Muqdisho lagu Aaso Abwaan Maxamed Cumar Nuur Nadaamiye oo Shalay ku Geeriyooday Isbitaalka Aadan Cadde Ee Magaalada Muqdisho.

Aaska Abwaanka ayaa waxaa ka qeyb galaya Abwaano,Fanaaniin Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo Ehelkiisa.

Agaasimaha Warbaahinta Dowladda C.raxmaan Sheikh Yuusuf Al-cadaala oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Magaalada Muqdisho lagu Aasayo Abwaanka.

Dhanka kale Fanaanka weyn Xasan Aadan Samatar oo ku sugan Dalka Dibaddiisa ayaa ka Tacsiyeey Geerida ku timid Abwaan Nadaamiye,waxaana uu Samatar sheegay in Heeso badan oo uu qaaday uu sameeyay Alle ha u naxariistee Abwaan Maxamed Cumar Nadaamiye.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip