Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Dhagax dhigay Xarunta Taliska Ciidanka Dhulka

0
Sunday March 10, 2024 - 20:10:42 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 165
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Dhagax dhigay Xarunta Taliska Ciidanka Dhulka

    Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS Gen Dayah Cabdi Cabdulle ayaa Maanta D

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS Gen Dayah Cabdi Cabdulle ayaa Maanta Dhagax dhigay Xarunta Taliska Ciidanka Dhulka.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin oo ka hadlay Munaasabada Dhagax dhiga ayaa sheegay in dhaxgax dhiga xarunta ay qeyb weyn ka qaadan doonto daboolida baahiyaha ciidnka.

Wasiirka Gaashandhigga XFS Mudane,Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa Tilmaamay in Muhiimada Dhismaha xarunta Taliska ciidanka dhulka uu u leeyahay muhiimad gaar ah, isagoona xusay in Si isxilqaan ah loo dhisayo Xaruntaan.

 






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip