Howlgallo ballaaran oo ka socda Degmada Wadajir.

0
Thursday May 07, 2015 - 08:38:46 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1377
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Howlgallo ballaaran oo ka socda Degmada Wadajir.

    Ciidamo ka tirsan Dowlada Soomaaliya oo isugu jira Boolis iyo Nabad sugid ayaa saakay howlgalo waxay ka wadaan xaafado ka tirsan degmada Wadajir ee gobolka Banaadir,waxaana ciidamada guri guri u galayaan xaafadaha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamo ka tirsan Dowlada Soomaaliya oo isugu jira Boolis iyo Nabad sugid ayaa saakay howlgalo waxay ka wadaan xaafado ka tirsan degmada Wadajir ee gobolka Banaadir,waxaana ciidamada guri guri u galayaan xaafadaha.

Sida wararka ay sheegayaan howlka saakay ayaa si gaar ah waxay ciidamada ugu fulinayaan Xaafada Natseexo ee degmada Wadajir oo shalay lagu dilay gudoomiye ku-xigeenkii amniga iyo siyaasada degmadaasi, kaasi oo kooxo hubeysan ay rasaas ku fureen ka dibna u geeriyooday.

Ilaa iyo hada lama xaqiijin karo tirada rasmiga ay ciidamada Howlgalka ay ku qabteen,inkastoo ay jiraan tiro dad ah oo Howlgalkaasi lagu qabtay.

Saraakiisha Ciidamada Dowlada ayaa wali ka hadlin Howgalka. 

Ciidamada Nabad sugida Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa maalmahan howgalo amni sugid ah ka waday magaalada Muqdisho,kuwaasi oo intooda badan dad fara badan lagu soo qabtay oo qaarkood lagu tuhmayo in ay yihiin Ururka Gumaadka Umadda Soomaaliyeed UGUS.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip