CIIDAMADA XOOGA DALKA OO DHAQ DHAQAAQ XOOGAN KA WADA DEGMADA DHOOBLEEY.

0
Thursday May 07, 2015 - 09:04:47 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1486
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    CIIDAMADA XOOGA DALKA OO DHAQ DHAQAAQ XOOGAN KA WADA DEGMADA DHOOBLEEY.

    Iyadoo wali uu si is daba joog ah u socdo howlgalada lagu sifeynayo maleeshiyaadka haraadiga ah ee UGUS ayaa habeenimadii xallay illaa saakay waberigii ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed ay howlgallo culus ka sameeyeen degmada dhoobleey.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iyadoo wali uu si is daba joog ah u socdo howlgalada lagu sifeynayo maleeshiyaadka haraadiga ah ee UGUS ayaa habeenimadii xallay illaa saakay waberigii ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed ay howlgallo culus ka sameeyeen degmada dhoobleey.

Howlagadan oo ahaa kuwa qorsheysan oo lala beegsanayay UGUS ayaa lagu soo qab qabtay rag la tuhmayo in ay ka mid yihiin UGUS.

Saraakiisha Howlagalada hogaaminayo ayaanan wali ka hadlin iyadoo wali uu u muuqdo mid aanan soo afjarmin, howlagada sida joogtada ah usocda waayahan eelagu baacsanayo maleeshiyaadka Haraadiga ah ee UGUS ayaa sidii loogu talagalay u socda.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip