Wararka

Madaxweynaha oo ka qeyb galey xaflad lagu soo xerayay kal fadhiga todobaad ee baarlamaanka

0 Visits: 888 | Monday March 07, 2016 - 13:02:13
Munaasibadan casho sharafta aheyd isla markaana gudoonka barlaamanka Soomaaliya oo ku sagootinaayay mudanayaasha barlamaanka Soomaaliya oo galey fasixi kalfadhig 7aad ee u xirmay ayaa waxaa ka qeyb galey madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, gudooniyaha barlamaanka Ra'isul wasaaraha,xubno…

Read More »

Gudoomiyaha gobolka banaadir oo bilaabey kormeerka Ammaanka Magaalada Muqdisho

0 Visits: 936 | Sunday March 06, 2016 - 10:51:07
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna duqa Magaalada Muqdisho ayaa kormeeray xaafado kala duwan oo ka tirsan Magaalada Muqdisho.

Read More »

Maleyshiyaad ka tirsan UGUS oo lagu qabtey Degmada Afmadow

0 Visits: 929 | Sunday March 06, 2016 - 10:51:07
Ciidamada xooga dalka iyo kuwa midowga africa AMison ayaa waxa ay Howlgal ay ka Samayeen degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose.

Read More »

Xarun ay ku sugnayeen horjogayaal UGUS oo la duqeeyay

0 Visits: 904 | Sunday March 06, 2016 - 08:04:44
diyaaradaha kuwa aan cidna wadin ayaa duqeynta ayaa waxa ay ka dhacdey deegaanno hoostaga degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexefariisimo ay ku sugnayeen maleyshiyada kooxda shabaab halkaasi oo qasaaro lagu gaarsiyay shabaab .

Read More »

Dowladda Australia Oo Sheegtay Inay Qabatay Hub Badan Oo u soodey dalka soomaaliya

0 Visits: 1001 | Sunday March 06, 2016 - 08:04:44
Ciidamada Badda Dowladda Australia, ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen Hub fara badan oo ku soo wajahnaa gudaha dalka Somaliya, ayna ku qabteen badda dhexdeeda.

Read More »

Qaxooti soomaali ah oo dalka dib loogu soo celinayo

0 Visits: 912 | Sunday March 06, 2016 - 08:04:44
Inkabadan 60,000 oo qaxooti Soomaali ah ayaa dib loogu soo celiyay Soomaaliya illaa iyo sanadkii 2014 kuwaasoo ku noolaa Xerada Qaxootiga Dhadhaab ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya sida ay sheegeen Saraakiil ka tirsan Kenya.

Read More »

Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Maxamed Abshir Yuusuf

0 Visits: 812 | Sunday March 06, 2016 - 08:04:44
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Abshir Yuusuf Waldo.

Read More »

Maxamed Cumar oo kulumo la qaatey madax ka tirsan dawladda Maraykanka, Bangiga Adduunka, US AID

0 Visits: 827 | Sunday March 06, 2016 - 08:04:44
Wafdi uu hogaaminayo Ra'iisal Wasaare xigeenka DFS Md. Maxamed Cumar Carteh oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Washington ee dalka Maraykanka, ayaa kulamo la yeeshay madax ka tirsan dawladda Maraykanka, Bangiga Adduunka, US AID iyo hay'addo kale oo caalamiya. Dhinaca dawladda Maraykanka, Md.…

Read More »

Maamulka Gobolka Gado oo wado Howlgal ka dhan ah Al-Shabaab

0 Visits: 840 | Sunday March 06, 2016 - 08:04:44
Gudoomiyaha Gobolka Gado oo ku sugan degmada luuq ayaa maamulka degmadaasi iyo saraakisha ciidamada la qaatey kulan ku aadan in sidii loo xoojin lahaa la dagaalamka maleyshiyada kooxda shabaab lagana xureyn lahaay degmooyinka ay kaga sugan yihiin gobolka Gado.

Read More »

Wasiir Diini "Dagaalka Nabad diidka Al Shabaab haloo Midoobo "

0 Visits: 801 | Sunday March 06, 2016 - 08:04:44
Dowladda Soomaaliya ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqday in ay ladagaalanka Alshabaab hal dhinac uga soo wada jeestaan.

Read More »

Ka'Dib qaraxyo gilgiley Degmada baardheer ciidamada oo howlgal baaritaano wada

0 Visits: 814 | Saturday March 05, 2016 - 16:25:29
Taliska ciidamada ammaanka ee degmadda Baadheere ee Gobalka Geddo ayaa faah faahin ka bixiyay qaraxyo ka dhacay magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, kaasi oo lala eegtay kolonyo gaadiidka ciidamada AMISOM.

Read More »

Madaxweynaha oo furey kulan amniga muqdisho looga hadlaayay

0 Visits: 817 | Saturday March 05, 2016 - 16:03:59
maamulka gobolka banaadir ayaa lagu wareejiyay amniga guud ee magaalada muqdisho waxaana hoos tagi doonaan talisyada nabad sugida iyo booliska ee heer gobol.

Read More »

Shirkii Baarlamaanada Carabta oo looga arinsadey guulaha ciidamada xooga dalka

0 Visits: 882 | Saturday March 05, 2016 - 10:25:14
Prof Maxamed Cumar Dhalxa guddoomiye ku xigeenka gudiga Arimaha dibadda ee Barlamaanka Soomaaliya oo la hadley Idaacada codka ciidamada qalabka sida ayaa waxa uu ka warbixiyay shirkii Baarlamaanada carabta oo lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Qaahira ee dalka Masar wuxuuna sheegya in shirka Baarlamaanada…

Read More »

Amaanka Garoomada Diyaaradaha Kenya oo aad loo Adkeynayo

0 Visits: 922 | Saturday March 05, 2016 - 09:33:30
Dowlada Kenya ayaa sheegtay iney xaqiijin doonto amaanka garoomada diyaaradaha ee dalka Kenya oo ay ku safraan dadka muwaadiniinta Kenya ah iyo kuwa ay kasoo dagaan duulimaadyada caalamiga ah, kadib markii dhawaan digniino amaan lasoo saaray.

Read More »

Maxamed Cumar oo Mareykanka uga qeyb galaya Shir Muhiim u ah Soomaaliya

0 Visits: 1048 | Saturday March 05, 2016 - 09:29:55
Ra'iisul wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa halkaasi kaga qeyb galay shir looga hadlayay dib u soo kabashada dowladdaha ka soo kabanaya dagaallada sokeeye iyo sidii wax loogu qaban lahaa dowladahaasi.

Read More »

Baarlamaanka oo Maanta markale u yeeray Wasiirka Amniga

0 Visits: 922 | Saturday March 05, 2016 - 09:25:51
Xildhibaannada Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta mar kale ku yeelanaya magaalada Muqdisho, kulan ay su'aalo la xiriira ammaanka ay ku weydiinayaan Xukuumadda, kaasi oo dabo socday labadii kulan ay Xildhibaannadu su'aalaha ku weydiinayeen Wasiirka Koowaad ee xukuumadda Mudane Cumar…

Read More »

Amniga Baydhabo oo Maanta laga Arinsanayo

0 Visits: 887 | Saturday March 05, 2016 - 09:16:23
Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Maanta waxaa ka furmaya Kulan looga Hadlayo Amaanka islamarkaana ay yeelanayaan Saraakiisha Amaanka Dowladda iyo Shacabka ku Nool Magaaladaasi .

Read More »

Ali xersi bare ali gaab taliyaha ciidanka booliska waxa uu wadadaa qorshe lagu hormarinayo ciidanka booliska soomaaliya

0 Visits: 945 | Friday March 04, 2016 - 09:42:46
S/Guuto Ali xersi bare ali gaab oo la Hadley idaacada ciidamada qalabka sida ayaa waxa uu sheegey in Taliska qeybta guud ee gobolka banaadir uu wado qorshe cusub oo lagu sugayo amniga gobolka banaadir.

Read More »

Tiro ka tirsan Maleyshiyada kooxda shabaab oo lagu diley Bakool

0 Visits: 923 | Thursday March 03, 2016 - 17:40:23
Maamulka Degmada Xudur ee Gobalka Bakool ayaa ka warbixiyay howlgallo ay ciidamada dowladda Somaaliya ka sameeyeen deegaanno ku dhaw degmadaasi kaasi oo ay ka dhalatay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta.

Read More »

Afayeen Xalane waxa muqdisho ka sameyney howlgal

0 Visits: 1096 | Thursday March 03, 2016 - 15:11:48
Ciidamada sida gaarka ah ee u taba baran ee Nisa waxa ay howlgal amni xaqiijin ah ka sameyeen degmooyinka howl wadaag deyniile dharkeyley wadajir iyagoo ciidamada kusoo qabtey rag ka tirsan maleyshiyada kooxda shabaab.

Read More »