Xarun ay ku sugnayeen horjogayaal UGUS oo la duqeeyay

0
Sunday March 06, 2016 - 08:04:44 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 908
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xarun ay ku sugnayeen horjogayaal UGUS oo la duqeeyay

    diyaaradaha kuwa aan cidna wadin ayaa duqeynta ayaa waxa ay ka dhacdey deegaanno hoostaga degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexefariisimo ay ku sugnayeen maleyshiyada kooxda shabaab halkaasi oo qasaaro lagu gaarsiyay shabaab .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

diyaaradaha kuwa aan cidna wadin ayaa duqeynta ayaa waxa ay ka dhacdey deegaanno hoostaga degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexefariisimo ay ku sugnayeen maleyshiyada kooxda shabaab halkaasi oo qasaaro lagu gaarsiyay shabaab .
Duqeymaha ayaa xoogooda waxa ay ka dhaceen Deegaanka Hargeysa Yareey oo hoostaga degmada Jilib halkaas oo illaa 3 goobood laga duqeeyay goobaha ay duqeymaha ka dhaceen ayaa waxaa ku waxa ku shirayay horjogayaal ka tirsan maleyshiyada kooxda shabaab
dadka degaanka ayaa soo sheegaya in ay arkey in ka badan 13 ruux ee dhaawac ah kana tirsan maleyshiyada shabaab



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip