Gudoomiyaha gobolka banaadir oo bilaabey kormeerka Ammaanka Magaalada Muqdisho

0
Sunday March 06, 2016 - 10:51:07 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 943
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha gobolka banaadir oo bilaabey kormeerka Ammaanka Magaalada Muqdisho

    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna duqa Magaalada Muqdisho ayaa kormeeray xaafado kala duwan oo ka tirsan Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna duqa Magaalada Muqdisho ayaa kormeeray xaafado kala duwan oo ka tirsan Magaalada Muqdisho.
Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane ay sheegay in Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale uu u kuur galay hanaanka sugida amniga Caasimadda ka sameeyay degmooyinka gobolka banaadir.
Dhawaan maamulka Gobolka Banaadir ayaa lagu wareejiyay ammaanka Magaalada Muqdisho.
Muddooyinkii dambe ayaa waxaa soconayay howlgallo kala duwan kuwaas oo ammaanka Magaalada Muqdisho lagu dar dar gelinayo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip