Maleyshiyaad ka tirsan UGUS oo lagu qabtey Degmada Afmadow

0
Sunday March 06, 2016 - 10:51:07 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 936
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maleyshiyaad ka tirsan UGUS oo lagu qabtey Degmada Afmadow

    Ciidamada xooga dalka iyo kuwa midowga africa AMison ayaa waxa ay Howlgal ay ka Samayeen degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada xooga dalka iyo kuwa midowga africa AMison ayaa waxa ay Howlgal ay ka Samayeen degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose.
Ciidamada ayaa howlgalka waxa ay kusoo qabteen illaa 6 qof oo ka tirsan Maleyshiyada kooxda UGUS .
Guddoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose Cabdirashiid Cabdi Gooni oo la hadlay Idaacada ciidamada qalabka sida ayaa sheegay in dadka ku dhaqan degmada Afmadow looga baahan yahay in ay ka shaqeeyaan xasiloonida degmadooda , islamarkaana ay wada shaqeyn la sameeyaan Ciidamada AMISOM iyo kuwa Jubbaland.
Guddoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose ayaa sidoo kale sheegey in ragaan ka tirsan maleyshiyada kooxda shabaab ee lasoo qabtey ay gacan ka siiyeen dadka degaanka .
Ugu dambeyn ayuu guddoomiyaha ayaa shacabka degmada Afmadow ka dalbaday in ay bixiyaan lacagaha Canshuuraha oo uu sheegay in dib loogu dhisayo waddooyinka Gobolka Jubbada Hoose.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip