Madaxweynaha oo furey kulan amniga muqdisho looga hadlaayay

0
Saturday March 05, 2016 - 16:03:59 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 824
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha oo furey kulan amniga muqdisho looga hadlaayay

    maamulka gobolka banaadir ayaa lagu wareejiyay amniga guud ee magaalada muqdisho waxaana hoos tagi doonaan talisyada nabad sugida iyo booliska ee heer gobol.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

maamulka gobolka banaadir ayaa lagu wareejiyay amniga guud ee magaalada muqdisho waxaana hoos tagi doonaan talisyada nabad sugida iyo booliska ee heer gobol.
Shir lagu daaf furey sharciga ee dib loogu eegayo talisyada nabad sugida iyo booliska ee heerka gobolka sida ay ula shaqeynlahayeen maamulkaka gobolka banaadir iyo in ay hoos tagi doonaan gobolka banaadir.
Waxa ka qeyb galey Taliyaha guud ee Ciidamada qalabka sida ahna Madaxweynaha soomaaliya Wasiirka amniga Gudoomiyaha gobolka gudoomiyaasha degmooyinka iyo saraakisha amniga.
Gudoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa magaalada muqdisho Yuusuf Xusein jimcaale Madaale ayaa sheegey in daafurka shirkaani uu fursad u yahay shacabka soomaaliyeed Isagoona ganacsatada ugu baaqey in ay xerin markii ay wax dhacaan goobahooda ganacsi
Wasiirka Amniga qaranka C/risaaq cumar maxamed ayaa waxa uu balan qaadey in maamulka gobolka banaadir ay kala shaqeynayaan amniga gobolka banaadir wasaarada amniga ay ku taagereyso qalabeybta ciidamada amniga
Madaxweynaha soomaaliya aha Taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida Mudane Xasan sheeq Maxamuud ayaa Ciidankii isku dhigey qaraxii agagaarka hotel syl ku tilmaamey mid u shahiidey wadankooda
Mudane Xasan sheeq Maxamuud ayaa fariin adag u direy dadka dayacayadaha ka sheegaya ciidamada geesiyaasha qaranka isagoona sheegey in ay la mid yihiin dadkaasi ay lamidyihiin kooxda maleyshiyada shabaab
Madaxweynaha soomaaliya ahna taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida ayaa waxaa uu sheegey in awoodii maleyshiyada kooxda shabaab ay ciidamada ay wiiqeyn balse ay hada ku dhax dhuumaleysanayaan shacab isagoona shacabka ugu baaqeey in ay la shaqeyaan laamaha amniga



Somali National Army Radio

Idaacada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliyeed

Snaradio.net









Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip