Afayeen Xalane waxa muqdisho ka sameyney howlgal

0
Thursday March 03, 2016 - 15:11:48 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1101
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afayeen Xalane waxa muqdisho ka sameyney howlgal

    Ciidamada sida gaarka ah ee u taba baran ee Nisa waxa ay howlgal amni xaqiijin ah ka sameyeen degmooyinka howl wadaag deyniile dharkeyley wadajir iyagoo ciidamada kusoo qabtey rag ka tirsan maleyshiyada kooxda shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada sida gaarka ah ee u taba baran ee Nisa waxa ay howlgal amni xaqiijin ah ka sameyeen degmooyinka howl wadaag deyniile dharkeyley wadajir iyagoo ciidamada kusoo qabtey rag ka tirsan maleyshiyada kooxda shabaab.

Ciidamada oo qaba feyjignaan dheeri ah ayaa baaritaano ka sameyeeyay xafadaha degmooyinka dharkeyley wadajir deyniile howlwadaag ciidamada ayaa gacan muuqata ka helyeen shacabka ku dhaqan degooyinki baaritanada ay ka sameyeen iyagoo shacabka u fara muuqayay dhagar qabayaasha ku dhax dhuumaleysana shacabka

Afayeenka Maamulka gobolka banaadir C/fitaax cumar Xalane oo howlgalka ka dib la Hadley idaacada ciidamada qalabka sida ayaa waxa uu sheegey in howlgalka maanta ay ka sameyeen degmooyinka qaar ah ay ku sugayeen amniga caasimada magaalada muqdisho isagoo sheegey in howlgalka lagu soo qabteeyn rag ka tirsan maleyshiyada la itaal roonaadey shabaab waxa uuna balan qaadey howlgalka lasii wadi doono

Gudoomiyaha degmada dharkeyley Cumar mere macow oo degmadiisa laga fuliyay howlgalka ayaa u digey dadka ku dhax wadta hubka sida sharci darada ah dhanka kale gudoomiyaha ayaa shacabka degmada dharkeyley ugu baaqey in ay la shaqeyaan laamaha amniga degmada




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip