Amniga Baydhabo oo Maanta laga Arinsanayo

0
Saturday March 05, 2016 - 09:16:23 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 895
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Amniga Baydhabo oo Maanta laga Arinsanayo

    Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Maanta waxaa ka furmaya Kulan looga Hadlayo Amaanka islamarkaana ay yeelanayaan Saraakiisha Amaanka Dowladda iyo Shacabka ku Nool Magaaladaasi .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Maanta waxaa ka furmaya Kulan looga Hadlayo Amaanka islamarkaana ay yeelanayaan Saraakiisha Amaanka Dowladda iyo Shacabka ku Nool Magaaladaasi .
inta uu socda kulan ayaa waxaa la isla soo qaadi doonnaa Qaabka ugu haboon oo ay uwada Shaqeyn karaan Laamaha Amaanka iyo Dadka Shacabka iyo sidoo kale in sidii looga Hortagi lahaa Weerarada  Nabad diidka ay doonayaan in ay ku dhibaateeyaan Dadka Rayidka ah .

Kulankan  ayaa daba jooga ka dib Markii Magaaladaasi ay ka dhaceen Qaraxyo ay ku waxyeeloobeen Dad Shacab ah waxaana Saraakiisha Amaanka Magaalada Baydhabo ay sheegayaan in Gacanta ay ku hayaan Ragii lahaa Abaabulka Qaraxyadaasi hadana Baarintaano lagu hayo .

Somali National Army Radio  
Snaradio.net




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip