Qaxooti soomaali ah oo dalka dib loogu soo celinayo

0
Sunday March 06, 2016 - 08:04:44 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 920
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaxooti soomaali ah oo dalka dib loogu soo celinayo

    Inkabadan 60,000 oo qaxooti Soomaali ah ayaa dib loogu soo celiyay Soomaaliya illaa iyo sanadkii 2014 kuwaasoo ku noolaa Xerada Qaxootiga Dhadhaab ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya sida ay sheegeen Saraakiil ka tirsan Kenya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inkabadan 60,000 oo qaxooti Soomaali ah ayaa dib loogu soo celiyay Soomaaliya illaa iyo sanadkii 2014 kuwaasoo ku noolaa Xerada Qaxootiga Dhadhaab ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya sida ay sheegeen Saraakiil ka tirsan Kenya.

Haruun Komen oo ah Afhayeen u hadlay guddiga Qaxootiga ee dalka Kenya ayaa sheegay in horay dalkooda dib loogu celiyay illaa iyo 10,000 oo qaxooti ah kuwaas oo degenaa xerada Dhadhaab  halka iyo 50,000  kalana ay siyaabo kale duwan ay dalkooda ugu laabteen si iskood ah.

Kenya ayaa sidoo kale sheegtay in sanado badan ay caawinayeen Qaxootiga faraha badan ee Soomaalida ee ku nool xerooyinka Dhadhaab iyaiyagoo ka saacidayay waxbarashada, Caafimaadka , Ganacsiga iyo waxyaabo kale  iyagoo gacan ka helayay hay’adaha samafalka.

.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip