Maamulka Gobolka Gado oo wado Howlgal ka dhan ah Al-Shabaab

0
Sunday March 06, 2016 - 08:04:44 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 846
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Gobolka Gado oo wado Howlgal ka dhan ah Al-Shabaab

    Gudoomiyaha Gobolka Gado oo ku sugan degmada luuq ayaa maamulka degmadaasi iyo saraakisha ciidamada la qaatey kulan ku aadan in sidii loo xoojin lahaa la dagaalamka maleyshiyada kooxda shabaab lagana xureyn lahaay degmooyinka ay kaga sugan yihiin gob

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Gobolka Gado oo ku sugan degmada luuq ayaa maamulka degmadaasi iyo saraakisha ciidamada la qaatey kulan ku aadan in sidii loo xoojin lahaa la dagaalamka maleyshiyada kooxda shabaab lagana xureyn lahaay degmooyinka ay kaga sugan yihiin gobolka Gado.

Ahmed buule maxamed canjeex Gudoomiyaha Gobolka Gado oo wareysi gaar ah siiyay Idaacada ciidamada qalabka sida ayaa waxa uu sheegey in uu kormeer ku sameeyay xarumaha ay leeyihiin ciidanka xooga isagoona sheegey ciidamada in uu kala hadley arinta xoreyta meelaha ay maleyshiyada hada ay kaga sugan yihiin ayna ciidamada u balan qaadeyn in maal maha soo socda ay qadayaan howlgal ay ugu magac dareen xoreenta degaanada ka maqan gobolka Gado.
Kormeerka Gudoomiyaha Gobolka Gado waxaa ku wehliyo Saraakil ka tirsan AMison iyo kuwa xooga dalka



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip