Ali xersi bare ali gaab taliyaha ciidanka booliska waxa uu wadadaa qorshe lagu hormarinayo ciidanka booliska soomaaliya

0
Friday March 04, 2016 - 09:42:46 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 953
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ali xersi bare ali gaab taliyaha ciidanka booliska waxa uu wadadaa qorshe lagu hormarinayo ciidanka booliska soomaaliya

    S/Guuto Ali xersi bare ali gaab oo la Hadley idaacada ciidamada qalabka sida ayaa waxa uu sheegey in Taliska qeybta guud ee gobolka banaadir uu wado qorshe cusub oo lagu sugayo amniga gobolka banaadir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

S/Guuto Ali xersi bare ali gaab oo la Hadley idaacada ciidamada qalabka sida ayaa waxa uu sheegey in Taliska qeybta guud ee gobolka banaadir uu wado qorshe cusub oo lagu sugayo amniga gobolka banaadir.

Taliyaha qeybta booliska gobolka banaadir S/guuto Ali xersi bare ali gaab ayaa sheegey in mudooyinki dambe amniga magaalada muqdisho uu ahaa mid wanaagsan waxa uuna ugu mahad celiyay ciidamada booliska oo dar dar galiyay sugitaanka amniga caasimada magaalada muqdisho waxa uu tilmaamey in ciidanka booliska ay ka kooban yihiin kuwa wardoon ah iyo kuwa difaaca dalka oo hada ku sugan degmada afgooye ee gobolka shabeellaha hoose

Waxa uu ka Hadley taliyaha qeybta booliska gobolka banaadir horumarka xaga tabarada ciidanka booliska isagoona sheegey in hada dugsiga tababarka ee Generaal kaahiye ay ku jiraan dhowr nooc oo ciidanka oo iskugu jira kuwa soo dhameeyay jaamacadaha iyo kuwa dhameeyay dugsiyada sare oo iyga qayaarkooda usoo doortey in ay ka mid noqdaan ciidanka booliska soomaaliyed

Sidoo kale waxa uu sheegey in ay siminaar tababar ah ay u fureyn in ka badan 18 saraakiil ah oo taliyaal ka ah saldhigyada booliska gobolka banaadir oo tababarkaasi u furey taliyaha booliska soomaaliya S/G aas Maxamed Sh Xasan Xaamud Isagoona tilmaamey in saraakisha la baridoono sida ay uga shaqeyn lahayeen sugitaanka amniga halka ay ka taliyaan

Taliyaha qeybta booliska gobolka banaadir ayaa waxa uu raja wanaagsan ka muujiyay koorsoonyinka xaga tabarada ciidanka booliska ay u aadi jirey dalka dibadiisa hada ka bacdi ay ku qadan donaan dugsiga tababarka ciidanka booliska ee Generaal kaahiye

Ugu dambeytii taliyaha qeybta booliska gobolka ayaa ka Hadley sida ay ciidamada geesiyaasha ah ay u fashiliyeen qaraxii ay maleyshiyada Kooxda shabaab ay la damcsanyeen in ay ku layaan shacabka balse ay ciidamad isku hor dhigey agagaarka taalada syl

Hadalka taliyaha qeybta booliska gobolka banaadir ayaa kusoo beegmaya ka dib markii lagu wareejiyay amniga gobolka banaadir maamulka gobolka banaadir.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip