Wararka

Taliyaha booliska soomaaliya oo dib u howlgaliyay saldhiga booliska Jalalaqsi+Sawiro

0 Visits: 1101 | Wednesday March 23, 2016 - 20:08:11
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya Gen, Maxamed Shiikh Xasan Xaamud oo ay weliyaan saraakiil isugu jira boolis, Soomaali iyo AMISOM, iyo taliyaha qeebta Booliska Gobolka Hiiraan Col'isaaq cali cubdule ayaa manta garay dagmada Jalalaqsi ee Gobolka hiiraan.

Read More »

Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo booliska kula dar daarmey adkeynta amaanka.

0 Visits: 753 | Wednesday March 23, 2016 - 15:54:13
Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo la hadlayay saraakiil ka tirsan ciidamada booliska maamulkaasi ayaa ugu baaqay iney adkeeyaan amaanka deegaanada Mudug iyo Galgaduud.

Read More »

Madaxweyne Xasan sheikh oo amaaney ciidamada maamulka puntland oo guulo kasoo hooyay dagaalka al-shabaab

0 Visits: 830 | Wednesday March 23, 2016 - 14:12:03
Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud , ayaa hambalyo u diray ciidanka dowlad goboleedka Puntland, guulihii ay ka soo hoyeen dagaalkii ay la galeen cadowga ummadda Soomaaliyeed ee argagixisada Al Shabaab oo doonayey inay degaannada Puntland isku fidiyaan.

Read More »

'''Reysal Wasaare Sharmaake waan dhameyney cawashadii odeyaasha reer hiraan dib ayoo u furmayaa shirka jowhar''''

0 Visits: 742 | Wednesday March 23, 2016 - 14:12:03
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke ayaa kulamo Wada tashi ah oo lagu xallinayo Muranka ka taagan shirka maamul u Sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe la qaatay Odayaasha Dhaqanka Gobolka.

Read More »

Madaxweyne Gaas oo tagey goobihii ciidamada Puntland ay kula dagaalameen Al-shabaab.+Sawiro

0 Visits: 983 | Wednesday March 23, 2016 - 14:12:03
Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas) ayaa waxa uu gaaray deegaanka Jariiban ee gobolka Mudug, halkaas oo kamid ah meelaha ciidamada Puntland ay kula dagaalameen kooxda maleyshiyada Al-shabaab.

Read More »

Wasiirka koobaad ee golaha wasiirada oo gaarey Baladweyne +Sawiro

0 Visits: 827 | Tuesday March 22, 2016 - 17:16:11
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Baladweyn ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Read More »

Gudoomiye C/Rashiid"Amniga Gobolka Baay Qorshe Cusub ayaan u Dajinay"(Sawirro)

0 Visits: 819 | Tuesday March 22, 2016 - 14:00:36
Mugadisho-Gudoomiyaha Gobolka Baay Mudane Cabdi Rashiid C/llahi Maxamed ayaa sheegay Mar uu Wareysi siiyey Warbaahinta Dowladda in Amaanka Guud ee Gobolkaasi uu yahay Mid aad u Wanaagsan islamarkaana ay Diyaariyeen Ciidamo Gaar ah oo loogu talo Galay in Amaanka Baay ay sugaan .

Read More »

Ciidamo ka qeyb qadandoono Dagaal xoogan ee lagu cirib tirayo Kooxda UGUS oo tabbar loo soo Xerey+Sawiro

0 Visits: 947 | Monday March 21, 2016 - 14:38:41
Taliyaha ciidanka xoga dalka Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa tababar usoo xerey cutubyo ka tirsan kumaandooska ah ee danab oo ka qeyb qaadan doona dagaalka xooga ee lagu cirib tiray kooxda ugus.

Read More »

Ciidamada Maamulka koon furgalbeed soomaaliya oo la wareegey degaano hor leh oo ay ku sugnayeen kooxda UGUS.

0 Visits: 782 | Monday March 21, 2016 - 14:38:41
Ciidamada Daraawiishta Maamulka Koon fur galbeed soomaaliyo oo kaa shanaya kuwa Midowga Africa ee Amison ayaa la wareegey degaano ka tirsan degmada xudur ee gobolka bakool oo ay ku sugnayeen ,Maleyshiyada gumaadka umada soomaaliyed ee UGUS.

Read More »

Gudoomiye Madaale oo sheegey in baaritaano dheeri ah lagu sameen doono sawabta keentey in ay gubtaan laba isbitaal oo ku yaala muqdisho

0 Visits: 857 | Monday March 21, 2016 - 14:38:41
Isbitaalada Banaadir iyo Madiino ayuu kormeeray gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale, kuwaas oo habeenimadii xalay dab xoogan ka kacay,waxaana uu dabkaasi sababay inay basbeylaan qeybta ugu weyn ee saalada qaliinta ee isbitaal Madiina halka qeybta keydinta…

Read More »

Ku dhawaad 11 Horjooge iyo 15 Maleyshiyo oo ciidamada ay ku dileen shabellaha hoose.

0 Visits: 802 | Monday March 21, 2016 - 14:23:49
Ciidamada xooga dalka soomaaliya ayaa howlgal ka sameeyay degaano hoos yimaada Gobolka shabellaha hoose ku diley horjogayaal sare iyo maleyshiyaad ka tirsan kooxda al-shabaab.

Read More »

Gudoomiye Maxamed Macalin waxa gacanta ku haynaa qaraxyo iyo ragii wadtey

0 Visits: 679 | Sunday March 20, 2016 - 16:52:25
Ciidamada ammaanka gobalka Bakool ayaa gacanta ku dhigay waxyaabo Qarxa oo maleeshiyada Al-Shabaab ay ku aaseen deegaanka Garasweyne, sida uu laga soo xigtay Maamulka degmada Xudur.

Read More »

Labadii NIN ka dambeysey dilka marxuum Hindiya Xaaji Maxamed oo xukun dil ah lagu ridey

0 Visits: 936 | Sunday March 20, 2016 - 16:22:08
Maxkamadda sare ee ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku riday labadii nin ee ka dambeysay dilka Allaha u naxariistee Marxuum Hindiyo Xaaji Maxamed, kuwaasi oo kala ah C/risaaq Maxamed Barrow Caddow iyo Xasan Nuur Cali Faarax.

Read More »

Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo saraakiil ciidan oo degmada bardaale tagey

0 Visits: 1160 | Sunday March 20, 2016 - 16:22:08
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ay wehliyaan Wasiiro iyo Taliyaal Ciidan ayaa gaarey Degmada Berdaale ee Gobolka Baay iyagoo saocdaalkooda ahaa u kuurgelidda Xaaladaha noolaleed ee bulshada reer Berdaale.

Read More »

Taliyaha ciidanka xooga dalka oo Tabbar usoo xerey cutubyo ka tirsan ciidanka komandosta ee xoogga Dalka Soomaaliyeed.

0 Visits: 2624 | Sunday March 20, 2016 - 13:32:13
Taliyaha ciidanka xooga dalka S/Gaas Maxamed Aadan Axmed oo aay wehliyaan saraakiil ka tirsan ciidanka xooga dalka ayaa maanta tababar usoo xerey cutubyo ka tirsan ciidanka danab oo tabar uga socdey garoonka baladoogle ee gobolka shabellaha hoose.

Read More »

Degaanka suuj oo laga saarey Maleyshiyada kooxda Al- shabaab

0 Visits: 882 | Sunday March 20, 2016 - 09:51:09
Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Xasan Soo-Cadde ayaa sheegay inay ka saareen maleyshiyaadkii al-Shabaabka ahaa ee ku sugnaa Togga Suuj, halkaasoo afartii maalmood ee la soo dhaafay uu dagaal adag ka socday.

Read More »

Madaxweynaha oo baaq u direy hay'adaha samafalka oo ugu baaqey in ay gargaar gaarsiiyaan dadka ay abaaruhu saameeyeen

0 Visits: 727 | Sunday March 20, 2016 - 09:51:09
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed, hay'adaha gargaarka iyo beesha caalamka inay kaalmo deg-deg ah la soo gaaraan dadka Soomaaliyeed ee ay abaaruhu saameeyeen.

Read More »

Puntland oo gacanta kusoo dhigtey horjogayaal sare oo ka tirsan Al-shabaab

0 Visits: 1098 | Saturday March 19, 2016 - 13:10:41
Ciidamada Maamulka Puntand ee ku sugan Toga Suuj ee Gobolka Nugaal ay Gacanta ku dhigeen Afar horjooge oo ka tirsan maleyshiyada Kooxda Al-shabaab.

Read More »

Dowlada fadareelka soomaaliya oo maamulka putland u dirty laba diyaaradood oo hub ah

0 Visits: 1054 | Friday March 18, 2016 - 13:48:52
Laba diyaarad oo wada Saanadaan ciidan ayaa dowladda dhexe ee Soomaaliya u dirtaay maamulka puntland oo loogu galay in cadowga nabadiidka Al-shabaab looga xoreeyo deeganadda puntaland ee ay dhawan firxad kooxdu garaay .

Read More »

Galmudug oo Puntland ka tageereya la dagaalamka Al-shabaab

0 Visits: 955 | Friday March 18, 2016 - 12:39:23
Wasiirka Arimaha gudaha ee dowladaha hoose maamulka Galmudug Jaamac xasan sheelare ayaa waxa uu sheegey in maamulka Galmudug uu maamulka puntland ka taagerayo la dagaalanka maleyshiyada kooxda shabaab .

Read More »