Dowlada fadareelka soomaaliya oo maamulka putland u dirty laba diyaaradood oo hub ah

0
Friday March 18, 2016 - 13:48:52 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1061
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowlada fadareelka soomaaliya oo maamulka putland u dirty laba diyaaradood oo hub ah

    Laba diyaarad oo wada Saanadaan ciidan ayaa dowladda dhexe ee Soomaaliya u dirtaay maamulka puntland oo loogu galay in cadowga nabadiidka Al-shabaab looga xoreeyo deeganadda puntaland ee ay dhawan firxad kooxdu garaay .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Laba diyaarad oo wada Saanadaan ciidan ayaa dowladda dhexe ee Soomaaliya u dirtaay maamulka puntland oo loogu galay in cadowga nabadiidka Al-shabaab looga xoreeyo deeganadda puntaland ee ay dhawan firxad kooxdu garaay .

Wasiirka warfaafinta iyo sarakiil sare sare oo ka tirsan xooga dalka ayaa ku sugnaa garoonka adan cadde oo ay ku sugnayeen diyaraaha loo diray puntalnd ee siday hubka qaybahahiisa kale duwan iyo kaalmooyinka ay u bahan yihiin ciidanka dagaalka kula jira maleeshiyaadka nafla caariga ah al-shabab ee firxadka ku tagay deeganadda ku tiisan xeebaha maamulkaasi markii ay ku guul daraysten dagaalka ay koofurta iyo bartama dalka kula galeen Ciidanka qaranka.

S/Guutto Cali Baashi xaaji Maxamed Abaan duulaha ciidanka xogga dalka Somaliyeed oo warbaahinta kula hadlay garoonka diyaraha magalaadda muqdisho ee aya sheegay in ciidanka xoga dalka Soomaaliyeed ay mar kasta garab tagan yihiin puntland iyo ciidanka xogga ee qaybta 54 aad eek u sugan deganadda puntalnd hadii loo baahdana ciidan cutubyo katirsan ciidnaka xoga loo diri doona halkaasi

Wasiirka wafaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee xukumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Mareeye ayaa ku amaanay ciiidanka qaranka Soomaa,liyeed geesinimadda iyo kartida ay nabadiidka kula dagalaamyaan isla markaana ay cadowga dalka kaga difaacayaan

Maleeshiyaadka nabadiidka UGUS oo hadafkoodu yahay daadinta dhiiga shacabka iyo sidii ay u baabi in lahayeen lahayen qaranimadda Soomaaliya ayaa dhawan gaaray deegano katirsan puntland oo ka mid ah goboladda ugu amniga wanaagsan Somaaliya ujeeda ay u tageen waaa in ay carqaladeeyaan horumarka iyo amniga ka jira degaanadaasi , waxaana lagama maarmaan ah in shacabka Soomaaliyeed gobolkasta oo ay jogaan ay Ciidanka qalabka sida gacan ka gaystaan ,sidii cadowga argaxisa al shabab dalkeen looga xorahyn lahaa




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip