Ciidamada Maamulka koon furgalbeed soomaaliya oo la wareegey degaano hor leh oo ay ku sugnayeen kooxda UGUS.

0
Monday March 21, 2016 - 14:38:41 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 788
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Maamulka koon furgalbeed soomaaliya oo la wareegey degaano hor leh oo ay ku sugnayeen kooxda UGUS.

    Ciidamada Daraawiishta Maamulka Koon fur galbeed soomaaliyo oo kaa shanaya kuwa Midowga Africa ee Amison ayaa la wareegey degaano ka tirsan degmada xudur ee gobolka bakool oo ay ku sugnayeen ,Maleyshiyada gumaadka umada soomaaliyed ee UGUS.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Daraawiishta Maamulka Koon fur galbeed soomaaliyo oo kaa shanaya kuwa Midowga Africa ee Amison ayaa la wareegey degaano ka tirsan degmada xudur ee gobolka bakool oo ay ku sugnayeen ,Maleyshiyada gumaadka umada soomaaliyed ee UGUS.

Gudoomiye ku Xigeynka Dhinaca Amniga degmada Xudur ee gobolka bakool Aadan Abdi Maxamed oo la Hadley Idaacada Ciidamada qalabka sida ayaa waxa uu sheegey howlgal socdey mudooyinkii dambe ay ku guuleesteen in gacanta ciidamada soo galaan degaano hor leh oo mudo dheer ah ka talinayeen kooxda gumaadka umada soomaaliyeed

Aadan Abdi Maxamed waxa uu sidoo kale sheegey in howgalka lagu diley maleyshiyaad fara badan halka kuwa kalene ay ciidamada gacan ku hayaan iyo hubkooda

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip