Puntland oo gacanta kusoo dhigtey horjogayaal sare oo ka tirsan Al-shabaab

0
Saturday March 19, 2016 - 13:10:41 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1104
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland oo gacanta kusoo dhigtey horjogayaal sare oo ka tirsan Al-shabaab

    Ciidamada Maamulka Puntand ee ku sugan Toga Suuj ee Gobolka Nugaal ay Gacanta ku dhigeen Afar horjooge oo ka tirsan maleyshiyada Kooxda Al-shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Maamulka Puntand ee ku sugan Toga Suuj ee Gobolka Nugaal ay Gacanta ku dhigeen Afar horjooge oo ka tirsan maleyshiyada Kooxda Al-shabaab.

 

 

Hojogayaasha ay ciidamada maamulka puntland ay gacanta kusoo dhigeen ay kusoo qabteen dagaal iyagoo ku jira sidoo kale ciidamada ayaa diley ilaa shan dhagar qabe oo ka tirsan Kooxda laga awood badnaadey ee ugus Saraakiil ka tirsan Ciidamada Puntland ee Dagaalkaasi Hogaaminaya ayaa u sheegey Idaacada ciidamada u sheegay in ilaa 8 ka mid ah maleyshiyada Kooxda laga itaal roonaadey Shabaabka ay hada gacanta ku hayaan ciidamada maamulka puntland .

Saraakiisha ayaa intaa ku daray in horjogayaashaan iyo maleyshiyaadka ka tirsan Shabaab laga qabtay ceelka dawlis oo 10-KM u jira dhanka balbeedka deeganka SUUJ.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip