Galmudug oo Puntland ka tageereya la dagaalamka Al-shabaab

0
Friday March 18, 2016 - 12:39:23 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 961
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Galmudug oo Puntland ka tageereya la dagaalamka Al-shabaab

    Wasiirka Arimaha gudaha ee dowladaha hoose maamulka Galmudug Jaamac xasan sheelare ayaa waxa uu sheegey in maamulka Galmudug uu maamulka puntland ka taagerayo la dagaalanka maleyshiyada kooxda shabaab .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Arimaha gudaha ee dowladaha hoose maamulka Galmudug Jaamac xasan sheelare ayaa waxa uu sheegey in maamulka Galmudug uu maamulka puntland ka taagerayo la dagaalanka maleyshiyada kooxda shabaab .

Jaamac Xasan Sheelare ayaa sidoo kale sheegey dowlada fadareelka soomaaliya iyo maamul goboleed yada kale looga baahan yahay in ay taagereen maamulka puntland oo hada dagaal xoogan kula jirta kooxda UGus.

Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa gaaray Wadanka Itoobiya ka dib Safar uu ku jiray Wadanka Mareykanka,waxaana uu kala hadlay Dagaalka Puntland ay kula Jirto Al-shabaab sidii Itoobiya uga gacan siin laheyd Puntland.

Dowlada fadareelka soomaaliya waxa ay maamulka puntland ugu deeqdey laba diyaarado oo sida hubka culus iyo kuwa fudud si ay ula dagaalamaan maleyshiyada kooxda shabaab



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip