Gudoomiye C/Rashiid"Amniga Gobolka Baay Qorshe Cusub ayaan u Dajinay"(Sawirro)

0
Tuesday March 22, 2016 - 14:00:36 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 830
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye C/Rashiid"Amniga Gobolka Baay Qorshe Cusub ayaan u Dajinay"(Sawirro)

    Mugadisho-Gudoomiyaha Gobolka Baay Mudane Cabdi Rashiid C/llahi Maxamed ayaa sheegay Mar uu Wareysi siiyey Warbaahinta Dowladda in Amaanka Guud ee Gobolkaasi uu yahay Mid aad u Wanaagsan islamarkaana ay Diyaariyeen Ciidamo Gaar ah oo loogu talo Galay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mugadisho-Gudoomiyaha Gobolka Baay Mudane Cabdi Rashiid C/llahi Maxamed ayaa sheegay Mar uu Wareysi siiyey Warbaahinta Dowladda in Amaanka Guud ee Gobolkaasi uu yahay Mid aad u Wanaagsan islamarkaana ay Diyaariyeen Ciidamo Gaar ah oo loogu talo Galay in Amaanka Baay ay sugaan .


 Gudoomiyaha Ayaa sheegay in Ciidanka laga keenay Guud ahaan Dagmooyinka Gobolka Baay ayna leeyihiin Tababro aad u Wanaagsan isagoona Rajo wanaagsan ka Muujiyey in Ciidamada ay hanan karaan Xaqiijinta Amaanka Gobolka Baay .


 

Mar uu ka hadlayey dhanka Horumarka Arrimaha Bulshada ayaa Gudoomiyaha Gobolka Baay Mudane Cabdi Rashiid C/llahi Maxamed waxa uu sheegay in Gobolka laga Dareemayo Horumar balaaran oo dhanka Arrimaha Bulshada ah waxaana uu Tilmaamay in ay Dhismayaan Wadooyinka Isbitaalada iyo Goobaha kale ee Danta Guud ah .



 

Gudoomiyaha Gobolka Baay Cabdi Rashiid C/llahi Maxamed ayaa Iminka ku sugan Magaalada Muqdisho isagoona uga qeyb galayo Shir Masuuliyiin ka socota Maamul Goboleedyada uga socda Magaalada Muqdisho .

 


DSC01231

DSC01236

DSC01248

DSC01281

 


Sawirqaade:-C/Raxmaan Maxamed Gacan

 Idaacadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliyeed 

Somali National Army Radio 

Mugadisho-Somalia 



 


 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip