Degaanka suuj oo laga saarey Maleyshiyada kooxda Al- shabaab

0
Sunday March 20, 2016 - 09:51:09 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 894
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Degaanka suuj oo laga saarey Maleyshiyada kooxda Al- shabaab

    Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Xasan Soo-Cadde ayaa sheegay inay ka saareen maleyshiyaadkii al-Shabaabka ahaa ee ku sugnaa Togga Suuj, halkaasoo afartii maalmood ee la soo dhaafay uu dagaal adag ka socday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Xasan Soo-Cadde ayaa sheegay inay ka saareen maleyshiyaadkii al-Shabaabka ahaa ee ku sugnaa Togga Suuj, halkaasoo afartii maalmood ee la soo dhaafay uu dagaal adag ka socday.

Wasiir Soo-Cadde ayaa sheegay inay gacanta ku hayaan maxaabiis aanu tiradooda sheegin, isagoo xusay inay dhowaan soo bandhigayaan.

Sidoo kale waxaa uu sheegay inay jiraan dagalayahano kale oo meel gaar ah aaday, balse waxaa uu ugu baaqay dadka deegaanka inay soo sheegaan cidii aragta sida uu yiri.

Wasiirka warfaafinta puntland Maxamuud Xasan soo-cadde ayaa waxa uu sheegey in ay dileen tiro ka tirsan maleyshiyada kooxda shabaab.

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip