Taliyaha ciidanka xooga dalka oo Tabbar usoo xerey cutubyo ka tirsan ciidanka komandosta ee xoogga Dalka Soomaaliyeed.

0
Sunday March 20, 2016 - 13:32:13 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 2634
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha ciidanka xooga dalka oo Tabbar usoo xerey cutubyo ka tirsan ciidanka komandosta ee xoogga Dalka Soomaaliyeed.

    Taliyaha ciidanka xooga dalka S/Gaas Maxamed Aadan Axmed oo aay wehliyaan saraakiil ka tirsan ciidanka xooga dalka ayaa maanta tababar usoo xerey cutubyo ka tirsan ciidanka danab oo tabar uga socdey garoonka baladoogle ee gobolka shabellaha hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha ciidanka xooga dalka S/Gaas Maxamed Aadan Axmed oo aay wehliyaan saraakiil ka tirsan ciidanka xooga dalka ayaa maanta tababar usoo xerey cutubyo ka tirsan ciidanka danab oo tabar uga socdey garoonka baladoogle ee gobolka shabellaha hoose.

S/Gaas Maxamed aadan ahmed Taliyaha ciidanka xooga dalka oo maanta dalka dib ugu soo laabtey ka dib safar shaqo ku aadey dalka sacuudiga ayaa markii uu kusoo laabtey dalka waxa uu tabar usoo xerey cutubyo ka tirsan ciidamada danab oo qeyb ka ah ciidanka xooga dalka soomaaliyeed.

Tabarka maanta loo soo xerey ayaa waxa tababarka bixinayay saraakiil ka tirsan dalka mareykanka Taliyaha ciidanka xooga dalka ayyaa waxa uu shahaadooyin gudoonsiiyay ciidamada tababarka loo soo xerey

S/Gaas Maxamed aadan ahmed oo la Hadley ciidamada tabarka uu soo xerey ayaa waxa uu kula dar daarmey ciidamada in ay ka qeyb qaataan dagaalka xoogan ee lagula jiro maleyshiyada Kooxda al-shabaab

Taliyaha ciidanka xooga dalka soomaaliyeed sareeyo gaas maxamed aadan ahmed ayaa waxa uu amaaney ciidamada danab oo dhawaan howlgal ay sameyeen degaanka awdheegle ee gobolka shabeellaha hoose ay ku dileen ciidamada danab 150 ka tirsan maleyshiyada Kooxda shabaab.

Ciidamada maanta tababarka loo soo xerey ayaa waxa ay ka qeyb qadaan donaan howlgalka lagula dagaalamayo maleyshiyada haraadiga ee al-shabaab

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip